Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Jawaari Oo Shir jaraaid ku qabtay Muqdisho Eedeena ujeediyay Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu Gudoomiye Jawaari shir jaraaid uu ku qabtay Magalaada Muqdisho uu ku shaaciyay in aysan jirin wax tanaasul ah oo uu samaynayo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaadi doono Mas,uuliyada wixii fowdo ah oo ka yimaada maalinta bari ah kulanka ay iclaamiyeen  Garabkii Xildhibaanada ee isga ka soo horjeeday ee Mooshinka ka gudbiyay.

Dowladda Soomaaliya ayuu Gudoomiye Jawaari  ku eedeeyay in ay dabada ka riixayso  Mooshinka laga keenay .

Waxa uu sheegaya Gudoomiyaha in ay muuqtay in uu fashilmay kulamadii Xalka loogu raadinayay laguna dhex dhaxaadinayay Xildhibanada labada dhinac ukala jabay oo ay garwadeenka ka ahaayeen isaga iyo Madaxweynaha .

lasoco shirkiisa  Jaraaid Gudoomiye Jawaari  iyo wixii ku soo kordha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this