Sign in to follow this  
Deeq A.

” Wasiirka arrimaha gudaha Puntland.” Puntland xaalad dagaal ayay lu jirtaa mana aqbalayno is qabqabsi xilligaan ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Puntlandi) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland, Cabdulaahi Xirsi Cali ayaa sheegay inaanu aqbalayn khilaaf iyo is qabqabsi xilligaan ka dhex bilowda golaha degaanka Garowe, kadib markii maanta xildhibaano golaha degaanka katirsan ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen duqa Garowe Xasan Goodir.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay Puntland inay ku jirto xaalad dagaal ayna iskuna diyaarinayso inay ka jawaabto duulaanka lagusoo qaaday dhulkeeda, sidaasi darteed wuxuu golaha degaanka Garowe ugu baaqay inay dib isugu laabtaan oo khilaafkooda xal ka gaaraan.

“Garowe ma noqondoonto Xamar, waxaan idiin sheegayaa Puntland inay ku jirto xaalad dagaal islamarkaana aysan aqbalidoonin khilaaf waqtigaan ah.

Goor dhow la socda codka wasiirka.

Puntlandi.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this