Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagayso Dowladda Soomaaliya Oo sheegtay in 66 katirsanaa Maleeshiyaad Al-shabaab iyo Amiiradodii lagu dilay Weerarkii Buulo Mareer .

Recommended Posts

Deeq A.   

Abaanduullaha  Ciidamada dowladda Fadaraalka Soomaaliya General Cabdullaahi Cali Caanood oo Warbaahinta kulahadlaya Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sharaxaad uu ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Weerarkii Qorshaysnaa ee Al-shabaab shalay ay ku soo Qaadeen Ciidamadii ku sugnaa  Deegaanka Buulo- Maree ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Abaanduulaha ayaa sheegaya in Al-shabaab Weerarkaasi lagu jabiyay ayna uga dileen 66 Malayshiyaadkooda ka tirsanaa  iyo Madaxdii hogaaminaysay .

Waxa uu Abaanduullaha uu sheegay in dhankooda Weerarkan ay ka ga dhaawacmeen sadax Askari.

Halkan ka dhagayso

      Abaandule caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this