Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Olole Nadaafadeed Oo Saaka laga bilaabay Degmada Xaabo iyo 5OO oo qof Oo la iladaran Cudurka Malaariyada Oo loo qaaday Goobaha Caafimaadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaada Xaabo oo hoostimaada Degmada Caluula ee Gobolka Garda Fuu ayaa waxaa maanta laga bilaabay Olole Nadaafadeed oo ay iska kaashanayaan Maamulka iyo shacabka.

Ololahan ayaa ujeedkiisu waxa ay ahayd  sidii looga hortagi lahaa in ay cuduro ay ka dilaacaan goobaha Qashinka ladhigo ,

Maamulka Degmada Caluula ayaa sheegay in Isbitaalka Magaalada ay jiifaan ilaa iyo 500 oo qof oo la ildaran Cudurka Jadeecada ama Malaariyada sida ay hadaba dadku uyaqaanaan.

Gudoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka ee degmada Caluula Ciise Maxamed  Ciise  ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cida Qashika dhigta  goobo aan loogu tala galin  .

Halkan ka dhagayso.

      Ciise Maxamed Ciise

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this