Tuujiye Posted December 18, 2009 Naagtoo qumayo ah oo madax ii ah ayaa idhibtay. Kaaga daran, waa qaniisad naagaha kale jecel. Nin yaaban, saaxiib naagaha gayga ahi waxee aheed in aad is fahantaan ee waa sidee? amaad isla caashaqteen naag meesha idinkala shaqeyso? islaamaha aad shukuunsatid bal soo ogoo mida ee ka hesho lol.... Hodman, erayga "naag" maa ka xanaaqday mise layaab aad la yaabtay Ninyaaban neceebkiisa bee kaa tahay? lool Nin Yaaban naagaha dhan buu neceb yahay qeelidooda iyo buuqooda iga wad buu dhahaa lol... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
hodman Posted December 18, 2009 ^^ Tuujiye adi maxaa ereyga ugu soo celcelinee? Actually waxaan garan waayey waxa issue ka dhigay inay gay tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 18, 2009 ^^^ because Nin Yaaban ee suuqa ku cariirisay nooh lool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites