Tuujiye Posted December 16, 2009 Lee lily Su'aasha jooji ee nacaawi nooh! meeshaan qof juxa la dhaho aa i xagxaganoosee! lol KK adi gaabnida aa ku fiican tahay..dhul baraf leh aa joogtaa..yacnii hadaa dhacday dhulkaa waa u dhawdahay nooh..baraf dhacaayo baryahaan waa u jeedaa... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 16, 2009 ^Dadka dhaadheer horta waxa laga sheego ma maqashay? Gaabni lee igu ogtahay, intaan ka eheen kabteey dheer... Juxa, Best friendkaa biyo kulul lagu shubna kuma dhihi karee iga leexo! Waa makaad reer Qardhood u dhaadhaamisay? I actally played shalay...I dont play that often, only when feeling lucky, and so far luck weey ii qabanoysaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted December 16, 2009 i did not, i did say few cool people, ie adiga iyo Ms DD. ninkan sayid ah iska qabta, in fact some are saying qardho kama imaan, he is fron baraawe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 16, 2009 KK Qardho adi maa leh kaalay? waraa Qardho aaba nalaga bad badiye maal mahaan maxaa waaye... KK wiligaa Qardho riyo xitaa ma ku aragtay? meesha dhan Bush iyo bacaad waaye lol... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 16, 2009 Juxa iyo Tuujiye, horta maxaa Qardho idinku diray? War bush iyo bacaadaa sheegtee ilaahoow mee qori iyo qashin ahaato, anagaa happy ku eh! Obviously, indheheena Qardho kuma arkoysiin, as Red Sea uusoo dhajiyay in the other thread... Juxa, horta lootada iska iloow inaa taano xataa ka dhadhamisid...Sayid noo dhaaf anagaa ku rabno ama Baraawe ama Boorme meeshuu rabo haka yimaadee.. Soo ducee inaa sabtida raayo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted December 16, 2009 ^^^Kool kat marka reysid aniga GNC horay igu so mar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 16, 2009 GNC hadaan kaaga furo Jiiro Maskiin ka waran? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 16, 2009 Iyaah KK aka Qardho, latto 49 maa bilowday in aad ciyaartid? ileen waxa ee bajaq yaasha Toronto maal mahaa 4x4 la wataan iyo BMW ma anaan garan.. yarta kaa jaray yaaqee marka nooh.. duco iyo faataxada anaa kuu soo tufaaye sidii xertii lol.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Warrior of Light Posted December 16, 2009 I dont have a job. But when I did have one, I had a problem with people who didnt listen to instructions and kept making the same mistakes or kept asking the same questions without making an effort to do it right.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted December 17, 2009 Naagtoo qumayo ah oo madax ii ah ayaa idhibtay. Kaaga daran, waa qaniisad naagaha kale jecel. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 17, 2009 Dee naag uun u soo kexee .......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted December 17, 2009 Originally posted by Nin-Yaaban: Naagtoo qumayo ah oo madax ii ah ayaa idhibtay. Kaaga daran, waa qaniisad naagaha kale jecel. L0L....Did you tells someone about your hate for qanisnimo? even in a context? Quote Share this post Link to post Share on other sites
hodman Posted December 17, 2009 What does her sexual orientation have to do with how either of you do your jobs Nin Yaaban Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chocolate and Honey Posted December 17, 2009 She is naag and gay, so double the hate nooh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
hodman Posted December 17, 2009 ^^^ lol C & H thanks for clarifying. I forgot about the double jeopardy Quote Share this post Link to post Share on other sites