Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Fiqi ” Madaxweynuhu waa ku Fashilmay Xalinta Qilaafaadka Dalka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta Arbacada ay la mid noqon doonto sabtigii islamarkaasina Baarlamaanka la horgeeyn doono Mooshin Sharci daro ah sida uu sheegay.

Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ku guuldareeystay in uu xaliyo khilaafaadka ka dhexjira Baarlamaanka iyo Xukuumada.

Waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed Shan bari laga lumiyay islamarkaasina aanay muuqan ififaalo meesha looga saarayo khilaafaadka Jira.

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta Arbacada ah uu dhici doono kulanka Baarlamaanka ee codka kalsoonida loogu qaadayo Gudoomiye Jawaari.

Hoos ka Daawo Xildhibaanka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Xildhibaan Fiqi ” Madaxweynuhu waa ku Fashilmay Xalinta Qilaafaadka Dalka” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this