RedSea Posted April 3, 2007 It's BETTER to reach A conclusion than to keep yappin guys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted April 3, 2007 Originally posted by Muj. Red Sea: It's BETTER to reach A conclusion than to keep yappin guys. How about you tell us if some people are born better off than others. I mean, what does it means if I say; Muj. Red Sea was born better off than Jacaylbaro? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 3, 2007 Su'aashada sifiican uma fahmin laakin. Ilaahay dadka masimin, caqligoodana ma simin. Sidaada shantaada farood usinayn ayaan loo sinayn. Sideedaba, Dadku kala akhyaarsan, kala caqli badan, sidaa. Laakin dadku waxay ka siman yihiin xaga xuququl aadamaha ay isku leeyihiin, iyo xaqa ilahay uu nagu leeyahay oo ah in aan Caabudno. Hadii aan si kale kuugu dhigo, dadku waxaa laga yaabaa in ay waalidiintoodu ay akhlaaqda iyo asluubta bartay markay dhasheen laga bilaabo, sidaa awgeed waa la odhan kara qof reer fiican ka dhashay oo sifiican loo soo ababiyey wuu ka fiican yey qof aan si fiican loo soo korin oo gadaal ka xumaaday taas awgeed. Mahadsanid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taliban Posted April 3, 2007 Originally posted by Mudane: Bada Cas.: Su'aashada sifiican uma fahmin The question is based on the comment made by Elysian who claimed some are born better off than others. On what basis? Physical appearance, mental capacity, iwm. Does a quality in physical appearance or mental capacity constitute being born better off than others? What I am trying to say is, no one was/is born better off than others; only deeds determine who is better than the other. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted April 4, 2007 ^^^^ You refused to read the quran...You are doomed man!!..doomed!!! I tell U Cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 4, 2007 Taliban, Muran la' weeye taasi saaxib. Qofkii diinta yaqaan sidaada wuu garan karaa jawaabta. Waxayna tahay, qofku ama dadku dhamaan iyagoo nadiif ah ayey dhashaan kabacdi enviroment ama meesha ay ku koraan, dadka ay lakoraan, nolosha ay ku ababaaan, ayaa qofka ka dhigta waxa uu hadhow marka uu waynaado soo baxo. sidaas ayey ilatahay aniga. Ilaahbaana og. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 4, 2007 Does more knowlege makes you smarter? Yes! If you excise , You can study ,and learn more! Quote Share this post Link to post Share on other sites