Suldaanka

Reer Sool intii ugu danbaysay rajo ka qabtay maamulka Puntland ka tashanaysa

Recommended Posts

8 minutes ago, Ducale said:

 

Daraawiishti hadii ay soo xarootay waa mahad Allah.  Niman soomaalinimadu ku dheertahay oo jihaadkii sayidka sii wada.

 

 

LOL, I guess Sayidka is okay when his history is used as tool by secessionists trying to impress on Harti to jump onboard.

Share this post


Link to post
Share on other sites
20 minutes ago, Ducale said:

. Somaliland bah dalkooda ah xaq na ku leh iney

 

 

If they had to be told, they have right; then, they probably shouldn't be there. You need better PR than dalkooda xaqna ku leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 minute ago, Ducale said:

 

If it was good enough for the late Catholic dictator why not

If that's the case, you are no position to question Ina Barre's methods and worse, it makes you a hypocrite.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland has been trying to use sool as way to secede from Somalia  to no avail. I told Suldaan that his dream of secession from Somalia depends on others: Soolers, Awdalites, Sanagians and now West Burco community is ready to jump ship once Mogadishu is stabilized. Puntland is wise to stay away from inter Somali bloodshed in Sool and instead focus on development and progress. 

Wax ka ogow Dhismihii Wadada Ceel daahir iyo Ceerigaabo

http://puntlandnews24.com/2018/03/30/wax-ka-ogow-dhismihii-wadada-ceel-daahir-iyo-ceerigaabo/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

5tii sano ee u dambaysay afar cagafcagaf oo daxalaystay baan  arkayey oo beerlaxawsi ah! Horta sow jidkani ma dhamaado? 

Share this post


Link to post
Share on other sites

My dear sister the road officially started October 2016. Let me tell you how it is being financed locally.

1. 5% duty on imports

2. $5 on every student tuition

3. $5 civil servants

etc

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Barwaaqo said:

5tii sano ee u dambaysay afar cagafcagaf oo daxalaystay baan  arkayey oo beerlaxawsi ah! Horta sow jidkani ma dhamaado? 

Actually that road has achieved a quite bit, saying otherwise is outright lie.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Ducale said:

 

No it doesn't.  Am actualy trying to reverse his hypocrisy that cause qabyaalad iyo division. And the evidence is,  the darawish embracing somaliland and giving the middle finger to Garowe. Which in turn gives the finger to the late Catholic dictator's daying lagacy of division and suspicion.  

 

 

You are projecting your feelings onto others. I have never seen any Dhulos say anything as derogatory as yours about Inna Barre or the Sayidka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The Las Anod community are just paying lip service (thanks to getting bribed with tax money from Hargeisa) but they would never accept a "country" where they are a minority.  Were's in Somalia the wider D block community always gets the PM or the president.  So it is just a matter of interests.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sida laysu kala xigo ma'ahan dhalashada qabiilka kaliya

Waa dhaqanka is dhex-galka guurka, degaanka iyo xataa lahjada carrabka, waxaadna ka garan kartaa meelaha lagu caweeyo markaad tagto.

Reer sool waxay raadsaaan reer burco reer laas qorayna reer boosaaso waa aqoonta hoose oo ka dhaxaysa

Haddii ay meesha ka baxdo ingiriis baa na aqoonsanaya dhawaan, doorashada ka dibna wafdi balaadhan oo boqoraddu soo dirtay yaa nagusoo wajahan, iyo khiyaaliga,  waa dadka isugu dhaw,waana xaaraan in dhiigoodu ku daato tuko-raq iyo caynaba midnaba.

Odweyne

saaxiib waxaa jira waxaad moodayso inay shar kuu tahay balse khayr badan beel kaliya hadday toban calan samaysato masiir dhul ma matali karto waa magaceenii guud (soomaaliya.)

Dagaalka farmaajo waxaa laga yaabaa inuu khalad kuula muuqdo ,anigase waxaa ii muuqda kan berbara iyo balad xaawo inuu isku midyahay labaduna xad-gudub ku tahay jiritaanka qowmiyadoo dhan 

Waxa laysku haystaa waa berbara anigaa iska leh!!  balad xaawo waa lawada leeyahay reer go'aan ka gaari karaa kaligoodna ma degena.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Waxa laysku haystaa waa berbara anigaa iska leh!!  balad xaawo waa lawada leeyahay reer go'aan ka gaari karaa kaligoodna ma degena.

Adiga oo sida doormat'ka lagugu dul socdo, miyaa cid kale wax ku qabsan karaysa? Miskiina Farmaajo, Villa Somalia dhexdeeda ayaad hadii Amxaaro ku tidha "Jump" wuxu leeeyahay "how high Ambasa!". :D 

Sxb, Waa la hadlaa, looma hadlo, ee caqli iyo waaqigi ayaa laga hadlaa.

Buulo Xaawo awood aad ku horjoogsado ma lehid, laga yaaba hadii aad ka dul baroorato Kikuuyo'da inay kaa naxaan, laakin wax kale ood ku hor istaagi kartaa ma jirto. Berbera hadalkeeda iska daa, waa meel dadkii ilaahay ka sakaw iska lahaa ayaahadeeda gacantooda ugu jirto oo ka taliyeen. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Peace Action said:

Somaliland has been trying to use sool as way to secede from Somalia  to no avail. I told Suldaan that his dream of secession from Somalia depends on others: Soolers, Awdalites, Sanagians and now West Burco community is ready to jump ship once Mogadishu is stabilized. Puntland is wise to stay away from inter Somali bloodshed in Sool and instead focus on development and progress. 

Wax ka ogow Dhismihii Wadada Ceel daahir iyo Ceerigaabo

http://puntlandnews24.com/2018/03/30/wax-ka-ogow-dhismihii-wadada-ceel-daahir-iyo-ceerigaabo/

Awoowe, qof caqli badan waa tahay sxb.  Fariin iga gaadhsii meleeshiyadda Puntland, waxaad u sheegta inay iskaga sii baxaan, Somaliland waxay ku so socota xadkee. :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.