Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in shaqadii uu ka joojiyay Xog-hayaha Guud ee Baarlamaanka.

Muudeey ayaa sheegay in Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux uu ku milmay siyaasada ka dhex jirta Baarlamanaka islamarkaasina uu garab la saftay.

Hoos Ka aqriso Qoraalka Shaqo-Joojin-1.jpg?resize=720%2C960

Shaqo-Joojin-2.jpg?resize=720%2C960

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Gudoomiye Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this