Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Faah faahin: Weerarkii lagu laayay Xooladhaqatadii Gobolka Kar kaar iyo Ragii kadambeeyay Oo baxsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa ay faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxaysaa weerar xalay Saqdii dhexe ee habeenimo lagu dilay Afar qof oo reer guuraa ah laguna dhaawacay labo qof oo kale.

Weerarkan ayaa waxaa gaystay dablay hubaysnayd oo tacshiirad ooda kaga qaaday Gaari booyada ah oo ay wateen dadkii reer Guuraaga ahaa oo ka dhaasnayay Ceel biyood ku yaalay deegaankaasi.

Gudoomiyaha Degmada Bandar Bayla Siciid Anteeno ayaa Puntlandi waxa uu u sheegay in meedadka Afarta qof lagu Aasay meel udhaw Tuulada dhuudo.

Gudoomiya ayaa sheegay in aysan ilaa iyo haatan ogayn cida falkan gaysatay.

Halkan ka Dhagayso

      Gudoomiye anteeno

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this