Sign in to follow this  
Deeq A.

Jawaari oo beeniyay warar duul duul ah oo ku saabsan in lagu khasbayo inuu iscasilayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye Jawaari, ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsanaa in lagu khasbay inuu iscasilayo kahor inta aan mooshinka codka loo qaadin, si loosoo afmeero khilaaf siyaasadeed ee ka dhex taagan golaha barlamaanka Soomaaliya.

Kadib markii Jawaari, warkaasi dhegahiisa ay soo gaareen, ayuu qoraal kooban oo degdeg ah kasoo saaray xafiiskiisa. isagoo beeniyay warkaaasi inuusan waxba ka jirin.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka.

29595417_606724346335192_604289235955139

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this