Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Muuse Biixi “Dowladda Soomaliya ayaa Cunaqabateen nasaartay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi oo maanta Warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay Cunaqabateen ku hayso maamulkiisa .

Muuse biixi ayaa ku cataabay in Xukuumada Soomaaliya ay hortaagan tahay Heshiiskii Shirkada DP World ee lagu wareejiyay maamulka dekada Berbera.

Waxa uu sheegay in Soomaaliland ay udacwoon doonto beesha caalamka ayna yihiin dal kamadax banaan Soomaaliya waa sida uu hadlka udhigay .

Halkan kadaawo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this