Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:- Mashruucii Wadadii Ceel-daahir iyo Ceerigaabo Oo Gabo Gabo ku dhawo

Recommended Posts

Deeq A.   

Mashruucii Dismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa meel Gabo gabo ah maraya waxayna wadada ay fooda lagashay Magaalada Baran ee xarunta Gobolka Sanaag.

Daamurkii Wadada lagu goglay ayaa waxa uu sidookale isan uu marayaa meeshii udambaysay iyadoo jidcadihii wadadana  uu fooda saaray  meel waxyar ujirta Magaalada Baran.

 

Wadadan ayaa waxaa baahi wayn uqabay bushada ku dhaqan Gobolka Sanaag , waxaana muuqata in Mashruucan oo ahaa mid isku tashi ah uu guulaystay.

 

Mukhtaar C/salaan oo kamid ah Xoghaynta Madaxweyne Gaas  oo booqasho kutagay  Wadadan  ayaa Gudigii dhisay wadadan waxa uu ku amaanay sida ay ugu hagar baxeen  dhismaha Wadadan.

Hindisaha Wadadan Ceel-dhaari iyo Ceerigaabo  ayaa waxaa iska lahaa  Madaxweyne  Puntland Cabdiwali Cali gaas.

Xaghaye Mukhtaar ayaa sheegay  in intii aan wadadan ladhisin ay dadku ku qaadan jirtay  in ay ukala safraan magaalooyinka waawayn ee Puntland mudo 4 saacadood ah , taas oo u muuqata haatan in ay meesha ka baxday.

ceeldaahir1-768x576.jpgceeldaahir.jpg

ceeldaahir2-1.jpgceeldaahir2.jpg

ceeldaahir3-768x576.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this