Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo hakiyay kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya iyo guddoomiye Jawaari oo ka hadlay sababta ka dambaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa la hakiyay  kulankii mudanayaasha  Golaha Shacabka  ee loo ballansanaa maanta, kadib soo jeedin ka timid madaxweyne Farmaajo, oo kullan gaar ah la qaatay gudoomiyayaasha labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeenadooda.

Dhinaca kale, Gudoomiye Jawaari oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in kulankii Golaha Shacabka ee la hakiyo uu socdsaday madaxweyne Farmaajo,isla marakana laga aqbalay.

“Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxaa inoo yeeray  madaxweyne Faramajo wuxuuna naga codsaday in la hakiyo kulanka Golaha Shacabka ee maanta si loo dejiyo xaalada siyaasadeed ee dalka amaga oo ka fikireyna mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed madaxweynuhuna wuu naga aqbalay ayuu yiri Gudoomiye Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari”

Halkaan ka dhegayso codka gudddoomiyaha.

      Maxamed-Sheekh-Cusaman-Jawaari-mp3

Puntlandi.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this