Som@li Posted October 24, 2007 The point, you miss the point sxb, it is abt history,and presenting to the young mis-informed generations, I am one of the few educated in Somalia,and from time to time like to share and show a glimse of Somali history... Garab tuujiye, ii waran saaxb, mar hore baa isku keen danbeeysay? xagee ku aasneeyn? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted October 24, 2007 ^Whatever Mr. bootlicker. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 24, 2007 Originally posted by Legend of Zu: ^^^adiga waxaan ka cabsanaa mar dhow in real life markaad qosleesid aa u qososhid "loooool" cunugtaada markaas ay ku dhahdo "Hooyo LoooooL maxaa waaye" Horta heesta calanka yaa kor ka kasaayo? Calanka suubanooo Samada u ekoow... LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Actually in real life waxaan u qoslaa "dhiq dhiq dhiq, qax qax qax, kix kix kix"... Teeda kale waa i ceebeysay, adoo nin weyn ah maa Calanka suubanooo Samada u ekoow keentay...ceeb allaha asturo... Tuujiye, ma anaa waligaa dadka kuugu daayay, intaas saan wax kaaga celinaayay aan daalee...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 24, 2007 It is the 25th of October, 5 days ago was the the 21st, evidently that's stating the obvious, So what about it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 24, 2007 ^Actually today is the 24th....only until midnight to make you feel better. Three days ago was the anniversary of Kacaanka 21ka October lead by Jaale Max'ed Siyaad Barre. Time to drop that signature. No more laf timir or faraxal for you in Soup Nazi voice. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted October 24, 2007 ^Your attempt to argue with me for the heck of it is null and void, Im sorry to dissappoint you but I have to disagree with you for that fact that today, at least for me, here in my part of the world is 25th of October... Planet Jupiter. As for the info regarding Jaale Siyaad's day of on to the power, that's irrelevant I don't see the signifact of a day in which one man became the leader of his country, balse I never knew it the 21st of October, it's another day another another to learn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted October 24, 2007 ^Who knew laf-timir has such side effect. What can I say. Nevertheless, you learned a piece of history regarding your former president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted October 25, 2007 Kool Kat, --------------------------- Anigoo sebi uun ahoo Sita leeb iyo qaansoo Siigaduun isku aasoo abo reer ka fogaanoon Laygu aaminin soofkiyo Saaca maanta aan joogno Gabaygu waygu sugnaayee Haddii aan Sarsarriigo Ama aan surmaseejo Amaba aan sixi waayo Ama aan ka salguuro Amaba laygu saluugo Soomaalida i maqlaysaay I su'aala hadhow Ilaahaan waxba seegine Subaciisa Quraankiyo Sabbaxooyin ku sheegayow Saciira iyo naciima Rabbiigii kala seerayow Markay suurtu dhawaaqdo e La soo saaro makhluuqa e Shaqiga iyo saciidka Maalintaad kala soocdo Dembigaannu samaynay Rabbigayow naga saamax Subciyay oo ka dukeeyaye Ka siddeetan sebaaney Calankaannu sugaynaye Sahankiisa ahaynow Seermaweydo hillaacdayow Sagal maanta darroorayoo Siigadii naga maydhayow Saq dhexaannu ahayne Kii soo saaray cadceeddow Samada kii u ekaaye xiddigaa mid la siiyayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib Kanna saar Siduu yahay eegnay, ragbaa se kuciyaarey. Eesh cala calan laakin dadbuu waayey. Saahidiinta lslaamka e Subcisaa Jimcayaashiyo Sibyaanta iyo haweenku Calankay Saadinayeenow Cidina kaanay na Siine Saatir noogu yaboohayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow Aan siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar Sallaankii istiqaalkow Sedadu kay ku xidhnaydow Sayruukhii Afrikaadow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar San-ku-neefle dhammaantii Khalqiga kii u sinnaayeen Mid saaxiibla ahayne Sangalkii iska diidayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow Aan siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar Soomaloo iscunaysa oo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysu cabbaystiyo Hadba soof la xabbaadhiyo Saraayaa dami weydey Kii laydhiisu na saaqdayow Kii sadqeeyey qabaa'ile Isu saaray gacmaa ee Saf walaala ka yeelayow Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar In sidayda tihiin iyo In kalaanan saxaynine Soomaloo calan taagta Saakay noogu horraysa oo Saddex wiig iyo maalmo Haddaan Soor cuni waayo Safrad laygama yaaboo Sarina mayso naftayda e Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar By: Abdullahi S. Timmacade (Gabiley, maroodi Jeex). Once promising nation, gone down the drain thanks largely to the man you are all celebrating for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 25, 2007 ^Hold it right there mister!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted October 25, 2007 oops! my bad...didnt see the flag! i thought inaad soo socotid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Legend of Zu Posted October 25, 2007 Originally posted by Kool_Kat: ^Hold it right there mister!!! Hay waa is ceebaysay kulahaa, adi iskoolkii seeraalaha ee dadka waa weyn maa dhigan jirtay? calaan suubanoow, iskoolka elimenteriga aa laga qaadi jiray ...mxaan ku dhahaa " Weji Alwaax yahay" mise awlaax waaye [Tuujiye haddaan kasoo deensado] Cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 25, 2007 . Walee this thread is full of comedians; dadna bajaqis iyo waxaan loo joogin bay ka taagantahay dadna dhiigii baa cirka maraya...xilwa wallah. My advice: it's best to leave the deceased ones to their graves Insha'Allah, for your own good! And leave the judgments to the true Judge, subhanahu watacala. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted October 25, 2007 After reading this thread and the politics section, and generally mix with somali's I can understand why parents are not so keen on their kids marrying from far off clans. Can you imagine if some silly S/L women married Tuujeey or Khalaf or Ducanysan, or “Me” upon meeting her father/ mother he said, well my hero Barre…. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Nomadique- Posted October 25, 2007 ^Haha. That's why it is always good to judge a man by his politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 25, 2007 ^^ As if No qabiil-driven Somali father can stand in the way of a woman in love. Ghanima, why imagine other women when you're here and single. Other than his politics, do you see a future for you and Tuujeey? Quote Share this post Link to post Share on other sites