Sign in to follow this  
Som@li

21kii Oktoobar!

Recommended Posts

BOB   

Waa umaleenaayey inaa belaayo iisoo jiidi doontiin...waraa reer Somaliland halaga xishoodo gabar aan ka rabnaa idinkana meeshaan aa ku rifeesiin see camal yaakhe...in shaah indhaha nalooga shubo maa rabtiin markaan gabarta ka doonto oo la dhaho...SOL aa baalasha nalooga tifay adigana waxba ma dhihin....ha i ceebeenina caloosha gooryaan ha idiin camiro ma idin dhihi karee.

 

waraa Tuujiye isboorko nimada dhaaf..ka xishoo xididkaa...saan maa ku rabtaa inaa gabar reer Somaliland eh laguugu siiyo...

 

KK,Layzie iyo Nepthys waa ilmihii ubaxa kacaanka muufadooda maraq ee ugu jirtaa in other words waa meeleesanyihiin kuwaas ee yee adiga ku duufsan...waan is ognahay in iskaabulo nimada aa ku daashay wixii saabuun ahaana reerka adigaa ka dhammeeyay...intaa bajaqdaas moorada soo galineeysid reer Somaliland banaanka ka mar oo waxee ku dhahaan yeel... ;)

 

 

PS. Dabshid...you are truly one indeed...dabkaa shiday bal fiiri...dadkii oo dhan aa madaxa isu galisay.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Saxb, Bob, and you are here as firefighter, dabdamis, lol..this thread was merely created for historic purpose,that is all.

 

Saxb, good luck wiht gabadha SL aad damacday, mida kale what are her political views, is she pro-somaliweyn, or she buys this secessionist stuff? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

I believe it was on that trip while Siad was giving a speech in Hargeisa hal mar tarabuunku wada qeyliyeen Huuro hoo dhul jiifka.

Huuro hoo dhul jiifka is what I say to this thread too.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Dabshidoow, that title kills whatever Cowke had to say about Aabe Siyaad.

 

BOB: Maba xumee see u fahmee? Reer majangoo ma tihidoo? Igaarkoo barwaani ahaa talada adoogiis diiday oo khaldaamad damcay. Ninkiiyoo dacwo ahaa aabihiis u yimid. Wuxuu yiri abtiyowga ciyaalka leh adi ma ha taaban kartidaa la idhahay. :D Jabkaas tabar ma u heysaa?

 

 

Jimcaale, kacaan beeel. Anoo kacaan diid ah aan dhashay. In 3rd grade I beat up Siyaad Barre's grandaughter and her older brother in 4th grade oo usoo hiiliyay [maybe hornafrique and his lill sis MsWord inay ahaayeen - maxaa ka rabtaa hee, I was almost thrown in jail LOOL.

Acuudka! I knew better not to mess with the royal family. A distance cousin of mine learned a valuable lesson the hard way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Any pics of his 'visit' to Burco?? LoooL, dont think so,,,,

Don't make me google an old video of S. Barre strolling around Burco.

 

KK, aniga dad maba isku diro, the art of dabshid belongs to Burco's first Man aka soon to be mayor of burco aka North, inta fire uu kiciye waa yaabe.

 

PS:North, dabshid magaciisa kasoo gado, it suits you more than it suits him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Miss caajis, maaxaa igu war wareegi? mise in aan dab kugu shido baa rabtaa? is jir!

 

North, He was in a tour thru all Somalia, from hargaisa to Mogadishu by car....he passed thru Bur'o :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Zanbia or Zanobia lol.. adiga bajaq see u isticmaalee seecamal lol..wax aa dadka kale ku ceyneesid xumaanteeda aa adiga ku isticmaale dadka kale lol... but yea .. you wrote this

If Bare was so great, we'd still be a nation. It's really that simple.

 

lool waxa hada somalia ka dhacaayo dhan aabe Siyaad maa bidaarta u saartay ilaah aan kugu dhaarshee? lol.. come on now wili isla fiicnaan taade sidii in aad good comment sameysay camal waxaa ka dhigtay the last thing you said.. aloo yaa korkaada jimneestiko ku dheela oo dirbi saar kugu sameeya.. You know well in Siyaad bahalo ka waalan uu naga haaye ee hadana nagu soo fakadeen...don't throw the "it was all his foult line" yaaqee baliiiiiiiish jilbaha kuusan aan ku heysanaayee lol..

 

BoB looool.. waraa adiga is adkee nooh bajaq yahoo..uurka dhan aa banaanka soo dhigtay sidee gaari dameerle ooman oo kale shiiiiidh..waraa adi maa lagu guursanaa mise adaa wax guursanaayo..Duq baashe in SOL in uu qudbo ku siiyo iyo Shiikh Nur..nuune aa wax kasoo dhageysanee oo qudbatul siiro caan ku eh lol.. is adkee waraa mal malaado yahoo...

 

Lily..looooool.. Yaaaa Kaleeee!! dheh nooh lol.. ina qaar maroodi lee ahay wili lol..

 

KK war qosolkaada xasadnimo waaye adiga iyo Layziba.. Bada cas markee igu soo furato oo fargeetada qashinka iyo yaanbo la iisoo qaato iga dhuunta!!

 

Ghanima looooooooool.. Somaligaada is getting better lol.. u see you need people like me in here to get you writing somali..lol. Now mis Ghana re write your sentences in English please because I didn't understand what you wrote up their.. sounded like alaab la dhaqaayo..lol..

 

Northner lol... Siyaad Bare oo Burco joogo anaa kuu haaye Video iyadoo eh..lol.. hadaa aragtid qosalka iyo farxada iyo happynesska dadka ka muuqato, adiga dhan jiririco aa kugu jabeyso.. islaamo caleemo cagaaran wataan oo alalaasaayaan..iyo gabdho kale oo yar yar heesaya heesaha caanka ee kacaanka lol.. "noolo siyaad siyaad noolo" iyo heesaha calanka somalia...

 

Waa ogtahay hadee is waalaan reer burco in diyaarada jaadka laga joojinaayo hal maalin oo magalada dhan waa la neyso.. awood ee lahaayeen maa jirtay? is like kuwa boosaaso oo is waaleen oo kaluunka in ee kaluumeystaan loo diiday..lol. meeshan aa waalaneyso..lol.. SO QASAB AYAA JIRAY WARAA!!!

 

PS. ZU saaxiib goomahaan aa iga daba wadatid iga wareeji nooh..lol.. Everyone knows me here man unless you want me in aan bad kale galo? lol..qamaam yahoo!!!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Point nin yahoo bax orod iska fadhiiso Tim Horts in Alta Vista ama wakly and Conroy oo fadhi ku dirirkaaga iska gal..lol..using big words like they mean much.. lol... How was Saado cali on Sunday? lol..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this