Sign in to follow this  
Som@li

21kii Oktoobar!

Recommended Posts

nuune   

LEEZIGAAL, lol, adiga waxaa la gaarey xilligii aa jimanka isku ridi jirtey, waa in lagaa tumaa ruuxaamo iyo fuquburaale smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Cunug yahoo in ee maasada ku dhagan tahay loo qabo i dhig aan ku dhahay.. ama iga fuq waa iga laad laadaa qamaam yahoo!!! Siyaad Bare taatoodiisa aa shafka kaaga dhagan markaas aa iskaga kee dhigee nin wax kaseen..siijeedkaada maxaa dhahaa..lol.. niikis badnaa waxa..simihiisa maba isku aalaan miyaa?? Aboo ani meeshaan runta eeba igu neceeb yaah!!! waraa ani waa daadinaa waa ogtahay nooh..wafaan kuulo yaaqee..barkad aan ugaga dhigaa seecamal..

 

aaway miss Ghana mise Ghanima ee aheed.. dhageeso geed yahee afkeeda loo qabo jalmad qaxwa laga shubaayo, ani hadii kuunto hadal wado adi kaleetis ka hadal lee ma wadidoo?? hadal aan isku raacno la imoo next time dhoore yahee... "Siyaad Bare qabiiliiste uu ahaa" bax jidadka la istaag waqtiga hada la joogo, waa lagugu biiqaa runtaa oo wili lagugu kor hindhisaa..shiiiiiiiiiiiiiidh fooqul Shiiiiiiiiiiiiidh...

 

Meeshaan Aniga markaan Joogo shib ee dhahaan reer Somaliland oo wax runta u sheego aniga iyo JB ayaa ka joogna JB (former ina Qowdhan) lol.. Calanka Ciraaq reer Baro aa ka dhigeen maasha allah..waa ahlul kheyr hada ilaahey ajar iyo xasanaad korkiisa haku firdhiyo..aamiin Thuma!! Aamiin....

 

Nuune adiga iyo shiineeska ZU la dhaho, shimee noqoteen dabdamis horta lol.. Kuwa MOD idinka dhigay aan la yaabanahay..lol.. midna kuunto gaad iyo biiqoo uu meeshaan usoo galaa (ZU) midna Single mother tuugoo iyo excuse uu his next safar ku tago (nuune) qayaanoolayaal waaxid.. ani iga dhiga rabshoole iyo saqajaan..

 

Layzie nuune waxa uu dhahay hadaan kuu turjimo, diyaarad intaa qaadatid aa ka wardooni laheed yaaqee..makuu sheegaa micnaha hadalkiisa? lol

 

Ilaahoo Aabe Siyaad u Naxariiso!!!!

 

Wareer Badnaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiska, wallaahi saan u qoslaaye, waanba fuurey. Hada waxaan ka baqaa iney gaaladaan oo xafiiska kala shaqeeyo iney maano koobiyo igu commit gareeyaan,ciilka oo qosolkeyga daraadiis. Marna KK comment's aan ku fuuraa, marna adiga oo dhahaayo

 

wafaan kuulo yaaqee..

Sheekada Abuu Nuune wey isoo gaarte waana ogahay his activities during his trips to other destinations, but bal, maxuu ii qariyay aan rabaa inaan ogaado, soo aan laad gafuurkiisa igu dhufto all the way from dublin aa laga maqlaa aan kudhahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Apologies lazy. You said; afkaaga caanu lagu qabay to the bajaq -Tuujiye and then made your comment about a vague 'they' and 'them' - so I thought you were attacking the same group that he attacked.

 

In any case, I suppose in relation to the anarchy in Somalia today, the Bare days may look desirable.

 

Still, the fact remains, dictatorship of any sort is never a good example of leadership. If Bare was so great, we'd still be a nation. It's really that simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Ninkaan Tuujiyee laa daaho degeesoo. adgia bullshid iyo dhoore iyo ceeb oo daan aah. Dadka sida lolaa haadloo soo learn gaare, then meesha isa soo taag. In this day and age you are trying to pull baac maadow over people's eyes and then eedab taaraho iyo ceey uugu taarisa? Afkaaga control gaaree, adgubaa your mouth could be described as "jalmad qaxwa heesa". Damn you for making me write in something that resembles somali! :mad:

 

As Zenobia above said, if the nasty dude was so good you would not have 4macro states, one state and an overall failed state, and your as*s would no be freezing in the west!

 

I'm done with this bullshid, 21st come and gone already maaxaa meesha ii deegi, speaking to daad maadax quufoolanyah!

 

Cheers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apology accepted. Zenobia, why aa ugu soo boodi weyse Tuujiska markuu yidhi:

 

Meeshaan Aniga markaan Joogo shib ee dhahaan reer Somaliland oo wax runta u sheego aniga iyo JB ayaa ka joogna

mase waa ka cabsanee, oo wuxuu dhahay above aa run eh, ma asaan SLanders udaayo soo shaqo niga qabto? I can't say anything about about SLanders,except to say wiligiin xornimo managaheleysiin. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Ghanima:

Afkaaga control gaaree, adgubaa your mouth could be described as "jalmad qaxwa heesa".

:D:D:D .

 

KK: Heesihii noo sii wad Ubaxa kacaanka :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Says us!!!What's your point?

 

TUUJIYEEEE, alla hooyoooy, feerahaa ixanuunay qosol dardeet...Alla madaxa iyo kilyahay...Saan u qoslaayay darteed waxaan u maleenaa dariskaa soobaxay...Hadabo hadii apartmentkeeyga la'iga soo buriyo iska jir...

 

Zenobia, why aa ugu soo boodi weyse Tuujiska markuu yidhi:

Naaya Layzie, halahaas iskudir meykaa tahay?

 

KK: Heesihii noo sii wad Ubaxa kacaanka

Nephthys, ee adaa iiga baxay nooh, seecamal, yaa ila sii wadaayo...Wah, kaligey maa sidii wax waalay heesaayo...Hay...

 

 

Tuujiye, waalaahay ilaa iyo hada waan sii qoslooyaa...Alla kumana inkaari karee, naga daa hee adi...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOl...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^adiga waxaan ka cabsanaa mar dhow in real life markaad qosleesid aa u qososhid "loooool" cunugtaada markaas ay ku dhahdo "Hooyo LoooooL maxaa waaye" :D

 

Horta heesta calanka yaa kor ka kasaayo?

Calanka suubanooo

Samada u ekoow...

 

Cheers

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Did not know they had so many! and they all sound the same.

 

Originally posted by Dabshid:

Yes, KK, Somalia has better years to come!

--------------------------------------------------------------------------------

 

Says who, the Crysal ball.

One can only hope, if hope is lost, there is nothing left.

 

P.s. Nephthys: Was that the only line I wrote correctly or was it the worse one! redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this