Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President met with French President’s Adviser for African affairs

Recommended Posts

Somaliland President met with French President’s Adviser for African affairs André Parant

 

 

Somaliland President Dahir Riyale Kahin met with French President’s Adviser for African affairs André Parant on his Official visit to France.

 

 

?id=725X1342&site=somaliland247.wordpres

Share this post


Link to post
Share on other sites

Paris (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Daahir Rayaale Kaahin iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gudo galay hawlahoodii shaqo ee ay Dalka Fransiiska u joogeen, kaasi oo ay ku yimaadeen Dalkan Fransiiska booqasho rasmi ah, waxa shalay lagu qaabilay aqalka looga taliyo Dalka Fransiiska ee la yidhaahdo Elysee, halkaasi oo uu ku qaabilay la taliyaha Madaxweynaha Fransiiska ee Arrimaha Africa, Mudane, Andre Parant iyo saraakiil ka socotay aqalka Madaxtooyada.

 

Kullankaasi labadaa dhinac ay isaga waraysteen, arrimaha labada dal dhinacyadooda ; Siyaasadda; dhaqaalaha iyo Nabadgelyada; taasi oo ay ku jirto arrimaha ka taagan, mandaqadda Geeska Africa oo Dawladda Fransiisku aad xogogaal ugu tahay. Arrimahaasi ay labada dhinac isla soo qaadeen falanqeyn dheer ka dib waxay ku soo gabagaboobeen jawi wanaagsan iyo is afgarad. Madaxweynaha waxa kullankaasi ku weheliyey, Wsiirka Arrimaha Dibedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wakiilka Somaliland ee Dalka Fransiiska, Mudane, Cali Ismaaciil Xassan iyo Mudane ; Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland President met with French President’s Adviser for African affairs André Parant

So Riyaale is equivelent to the Somali President's advisor for European affairs? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this