Sign in to follow this  
Deeq A.

Safiirka Qaramada Midoobay Ee Somaaiya Oo Golaha Ammaanka ka Codsaday in Talaabo laga qaado Imaardaka Carabta Oo dalka soomaaliya ku Soo xad Gudubtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Safiirka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Ambaasadoor Abuukar Cismaan oo ka hor hadlay Golaha ammaanka ee QM, ayaa waxa uu ka codsaday in ay tallaabo ka qadaan dowladda Isu Taga Imaaraadka oo uu sheegay Ambaasadoorku in si qaawan ay ugu soo duushay uguna xad gudubtay madax baanida Soomaaliya, kadib markii ay heeshiis sharci darro la gashay Maamulka Soomaaliland.

Waxa uu sheegay Ambaasadoorka in Imaaradka arinta lagu ciqabo maadaama ay ku soo xad gudbeen dalka Soomaliya Qawaaniintii udagsanayd  .

Imaaradka Carabta ayaa Caasimada Soomaaliya iyo Gobolada dalka waxa uu ka fuliyaa Mashaariic ay dowladda ku taageeraan, taas oo ay ka midyihiin Tababaro iyo maalgalin ay siiyaan Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka.

1-dii Bishani March ayey ahayd markii dowladaha Imaaraadka, Ethiopia iyo maamulka Soomaaliland ay wada gareen Heshiis Sadax geesood ah oo lagula wareegay dhismaheeda dekeda Ber bera.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this