Duufaan Posted March 28, 2018 Shaqaalaha Hawada Soomaaliya Oo Qeybtii 1aad La Keenay Muqdisho In ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamula Hawada Soomaaliya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxaa qeybtii ugu horeysay oo ka kooban 34 ruux maanta ay ku soo noqdeen dalkooda, si ay uga howlgalaan xarunta ugu weyn maamulka hawada Soomaaliya oo ay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay ka hirgalisay dowladda Federaalka. Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, ayaa waxa ku soo dhoweeyay Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Soomaaliya oo uu wehliyo wasiirka ku xigeenka wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi i Salaad (Oomaar), ayaa sheegay in soo noqoshada shaqaalaha maamulka Hawada ay marqaati ka tahay inay Soomaaliya dib ula soo wareegtay maamulka Hawadeeda. Wasiirka, ayaa intaas kadib waxa uu uu xariga ka jaraya hoyga shaqaalaha maamulka hawada Soomaaliya, waxaana uu ku dhiira galiyey bilowga howshooda. Jaamac Axmed Muuse Ku simaha Maareeyaha Hey’adda duulista iyo sadaasha Hawada iyo Cabdi Aadan Xasan oo ka mid ah shaqaalaha maanta sida tooska ugu soo wareegay Muqdisho ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin hawada Qaranka inay dib uga maamulaan gudaha dalka,muddo ka yar bilna ay ku howl bilaabayaan. In ka badan 25 sano oo Hawada Soomaaliya laga maamulayay Magaalada Nairobo ee dalka Kenya Soomaaliya waxay ku naaloonaysaa dib ula soo wareegista maamulka Hawadeeda oo qeyb weyn ka ah ilaalinta xoriyadda iyo madax banaadida dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 28, 2018 good news niyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 28, 2018 This kind of news makes some people unhappy. Only Somalis together can help their country to be better. It was hard for those who involved with all the backstepping. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 29, 2018 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 29, 2018 Horusocod, horumar iyo horseed Soomaaliya - guul Soomaaliya iyo Soomaalidaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 29, 2018 It took so long. It shows it's easy to destroy then it's to build. Many have tried so hard to make sure Somalia did not to regain this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 29, 2018 Even small steps going forward will be useful here. This project will give the government 20 -50 million dollar revenue each year. Selling fishing licenses will give another 20 - 50 million a year. they can also collect 200 - 300 millions from local taxes. Then, you have a government with a streaming domestic budget and you can fight better for the foreign influence that obstacle for the progress Quote Share this post Link to post Share on other sites