Sign in to follow this  
Deeq A.

kuuriyada Waqooyi Oo ogolaatay in Wadahadal lagu Xaliyo khilaafka udhexeeya iyaga dowladda Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hogaamiyaha Waqooyiga kuuriya Kim Jong Un  ayaa maanta  waxa uu qiray in uu diyaar uyahay ama uuba meesha uu ka saaro halista hubka Nuklerka hadii kuuriyada Waqooyi iyo Maraykanka ay bixiyaan jawaab wanaagsan ,sida ay sheegeen Madaxda dalka Shiinaha.

Hogaamiye yaasha ayaa balan qaaday in Gacanka kuuriya laga joojinayo halista hubka wax gumaada ee qatarta ah.

Kim Jong Un  Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa hadalkan ka sheegay booqasho rasmi ah oo uu kutagay dalka Shiinaha.

Wakaalada Wararka  ee Shiinaha ayaa sheegatay iyadoo soo xiganaysa Madaxda dalkaasi shiinaha ,hadii kuuriyada Koonfureed iyo Maraykanka ay si saaxiib tinimo  ah uga jawaabayaan dadaalka ay wado kuuriyada warooyi  in lasoo Afjari karo Xiisada ka dhex alosan Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi.

Madaxa Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Xukuumada Shiinaha ay la soo xiriirtay ayna usheegeen Booqashada uu Kim Jong Un uu ku joogo dalkaasi  shiinaha.

kuuuuuuuuuuuuu.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this