Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Been been looguma haraayo tuugada

Recommended Posts

Dowladda Soomaaliya Dacwad Culus ka gudbisay Imaaraaadka & Saldhiga Milateri ee Berbera

Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku saabsan saldhig milateri oo Imaaraadku ka dhisayo magaalada Berbera u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya xarunta Q/Midoobay Abuukar Cabdi Cismaan ayaa qoraalkiisa ku sheegay in tallaabada Imaaraadku qaaday ay halis ku tahay midnimada iyo qaranimada Soomaaliya, isla markaana amniga gobolka dhibaato ku keeneyso.

Waxay dowladda Soomaaliya ka dalbatay golaha ammaanka ah ee Q/Midoobay inuu qaado tallaabooyin wax looga qabanayo xad-gudub ay ku sheegtay inay Imaaradka Carabta ku sameeyeen shuruucda caalamiga ah, madaxbannaanida Soomaaliya iyo cuna-qabateyntii hubka ee saarnedy Soomaaliya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo koobaya warbixintaasi.

Tallaabadan ayaa tii labaad ee dowladda Soomaaliya u qaado inay dowladda Imaaraadka ka dacweyso ururrada caalamka, iyadoo hore qoraal ku saabsan shirkadda DP World u geysay Jaamacadda Carabta.

Arrintan ayaa lagu tilmaami karaa inay tahay go’aankii ugu adkaa ee dowladda Soomaaliya ka qaadato Imaaraadka Carabta oo faragelin weyn ku haya dalka Soomaaliya.

DZTn715X0AE9bS8-640x801.jpg

DZTn716WsAAiMc--640x845.jpg

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Waar intaad Berbera iyo meelo kale oo aanay koonfuria shaqo ku lahayn ka hadlaysid dacwad ma u gudbiseen UNta waataa gobolkaagii xabashi la wareegtay gobolkii mr cheesena kikiyu maanta darbi ku xidhatay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo, since when did you become a dying breed of hardcore secessionist? Liintii waalasha maa lagu soo dhandhansiiye. I still have hope for you, unlike kuwa kale marqaansan.

Every inch of Soomaaliya Soomaali ayaa leh - that includes Berbera, Buuloxaawa iyo Aato. Unlike dying breed of hardcore secessionists, we don't differentiate deegaanada, badda iyo hawada Soomaaliya. Kuligooda anagaa wada leh ee meel goof ah ha isku oodin. Dhulkeena Rabi ayaa noo weyneysiiye ee meeshaa rabtid ka daaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
5 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Tallaabo, since when did you become a dying breed of hardcore secessionist? Liintii waalasha maa lagu soo dhandhansiiye. I still have hope for you, unlike kuwa kale marqaansan.

Every inch of Soomaaliya Soomaali ayaa leh - that includes Berbera, Buuloxaawa iyo Aato. Unlike dying breed of hardcore secessionists, we don't differentiate deegaanada, badda iyo hawada Soomaaliya. Kuligooda anagaa wada leh ee meel goof ah ha isku oodin. Dhulkeena Rabi ayaa noo weyneysiiye ee meeshaa rabtid ka daaq.

Mr MMA, I am neither one of a dying breed nor fancy polluting my mind with intoxicants but I am just a diehard fan of facts. It is beyond ridiculous when your lot in Koonfuria are watching your own territories being annexed by other countries whilst you are are engaged in futile protestations about the business dealing of a nation that has taken care of its interests. It is like protesting about the choice of colours of your neighbour who is happily re-painting his house in time for summer while your own house is on fire. I am not sure about the existence of any group of people who are more out of touch with reality than your lot. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.