Sign in to follow this  
Deeq A.

Garaad Ciid,” Xamar nidaam dowladnimo kama jiro, waxaa taala xishood darro dhaqaale lagu kala boobayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garaad-Ciid.jpgAfhayeenka Isimada Puntland, Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dowladdii Soomaaliyeed ee rajada weyn laga qabay inay ku mashquulsan tahay duminta hay’addiii sharci dajinta dalka.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo kasoo laabtay safar uu ku tagay magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta ka sheegay inaanu jirin wax mabda’ dowladnimo ah oo ka muuqda Muqdisho.

“Xamar waxyaabaha ka jira ma ahan mabda’ dowladnimo. Waxaa xishood darro siyaasadeed oo lagu raadinayo dhaqaale laguna badalanayo haybadii dowladnimo, Waxaa loo baahan yahay nidaam dowladdeed oo wadaniyad ku dhisan,” ayuu yidhi Garaad Ciid.

Afhayeenka Isimada Puntland ayaa sheegay xildhibaanada lacagta ku raadinaya mooshinka inay ceeboobeen oo ay ku fashilmeen masuuliyadii loo dhaariyay

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this