Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya oo yeelaneeysa Ra’isilwasaarihii ugu horeeyay oo Muslim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeeysay waxaa Ra’isilwasaare ka Noqonayo Nin Oromo ah oo Muslim ah.

Abiyyi Ahmed Ali waa nin udhashay  Qoomiyada ugu badan Itoobiya ee Oromada  waa siyaasi rug Cadaa ah wuxuuna hada yahay hogaamiyaha xisbiga OPDP (Oromo Peoples’ Democratic Organization).

Abiyyi Ahmed  44 jir  katirsan Baarlamaanka dalkaasi kana mid ah rugcadaaga siyaasadeed ee dalka Itoobiya.

Horay ayuu u soo noqday Ra’isilwasaare ku xigeenka dalka Itoobiya uu muddo hayay.

Waa aqoonyahan Shahaadada PHD-da ka diyaariyay Sayniska iyo Tiknoolajiyada.

Waxaa arintaasi soo dhowaayay shacabka dalka Itoobiya waxaana uu u muuqdaa in ay dariishada ka bixi doonto khilaafka iyo kacdoonkii Oromada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Itoobiya oo yeelaneeysa Ra’isilwasaarihii ugu horeeyay oo Muslim ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this