Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Wasaarada Haweenka Oo Mashaariic kawada Gobolada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee  Puntland Marwo Maryan  Axmed  ayaa sheegatay in Mashaarcii horumarineed ay kawadaan Sagaalka Gobol ee Puntland .

Wasiir Maryan Axmed Cali ayaa sheegtay in Mshaariicdan ay Wasaaradu ka wado Gobolada  Puntland mida ugu saraysa ay tahay Gobolka kar kaar markii ay Qiimeyn  ku sameeyeen Gobolada Puntland.

Wasiirada ayaa sheegtay in la xoojin doon Goobaha Cafimaadka ee ku yaalada Degmooyinka  iyo Tuulooyinka  udhaw Magaalo Madaxda.

Wasiir Maryan ayaa  gaba gabadii waxa ay sheegtay in ay sii xoojin doonaan wax kasta oo loo qaban karo Dumarka ,Caruurta ,iyo si dadban  Qoyska uu ragu uu kujiro.

Halkan ka dhagayso Wasiir Maryan.

      Wasiir Maryan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this