Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Ethiopia oo xirtay hogaamiyihii mucaaradka dalkaas iyo shakhsiyaad kale oo caan ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Ethiopia ayaa dib u xirtay hogaamiyaal mucaarad ah iyo Bogag warar lagu faafiyo, kuwaas oo dhowr todobaad ka hor lasii daayay.

Andualem Aragie, oo ah hogaamiyaha mucaaradka Ethiopia (UDJ ), saxafi lagu magacaabo Eskinder Nega iyo Temesgen Desalegn oo ah maamulaha boggaga Befeqadu Hailu iyo Zelalem Workagegnehu, ayaa la xiray, intii lagu guda jiray dabaal deg ay soo abaabuleen maxaabiistii siyaasadeed ee dhowaan lasii siidaayay.

Ethiopia ayaa horey usii daysay in ka badan 6,000 kun oo maxaabiis ah tan iyo bishii January ee sannadkan, waxaana ku jiray saxafiyiin sare sare iyo hoggaamiyayaasha mucaaradka.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this