Wajaale Posted March 27, 2018 Something is going on with the guy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 27, 2018 I agree Farmaajo doesn't make many appearances and Kheyre seems to be conflicted and out of control at times. At this point in time, with parliamentary crisis underway, the country is effectively without a functioning government. That is why the army was deployed at Villa Somalia today to guard the presidential palace. Security is going out of control while the morons are busy debating how to bring each other down. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ifiye Posted March 27, 2018 Farmaajo waa nin waxqabadkiisu badanyahay qeeyladiisuna yartahay. Sida madaxda qaarkood nin kamerada jecel maaha. Nin faanbadan maaha. Sidi kuwiihore nin meelkasta oo gurbaan lagatumayo igusawira dhaho ma aha. Waa sideey ilatahay aniga shaqsi ahaan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 27, 2018 Cheeseman waa fashil. It is just a slow train wreck from here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 28, 2018 No one abdicated anything. Madaxweynaha dhigiisa Kiinya ayuu la hadlay, darbigii laga dhisaayana soohdin beenaadka waala joojiye. Read on. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xiisada Beled-Xaawo Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL) - Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka kala tirsan dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari, ayaa isku afgartay in la joojiyo dhismaha darbiga dowladda Kenya ay ka dhisneyso xudduuda. Labada dhinac ayaa isku afgartay in la soo celiyo degenaanshihii, islamarkaana la joojiyo darbiga Kenya dhiseyso, inta xal laga gaarayo tabashooyinka ay qabaan dadka reer Beledxaawo. Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed ayaa sheegay in shirkii dhacay uu ku soo dhamaaday is afgarad, isla markaana uu xigi doono shir kale oo ay yeelan doonaan Xukuumadaha Soomaaliya iyo Kenya. ‘’Waxaan isku afgarannay in la hakiyo dhismaha darbiga ilaa iyo inta ay arintan ka wada hadlayaan madaxweynayaasha labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Kenya’’ ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Gedo. Isku duwaha ammaanka Gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa sheegay in la dhameeyay arrimihii ka dhashay xiisada, isla markaana wax kasta laga heshiiyay, isagoo ugu baaqay shacabka Mandheera iyo Beledxaawo inay soo celiyaan walaaltinimadii iyo xiriirkii ka dhaxeeyay. Xiisada ka taagneyd Beledxaawo ayaa cirka isku shareertay, markii gawaari cagaf cagaf ay leeyihiin Kenya ay burburiyeen guryo ku yaalla xaafado ka tirsan Beledxaawo, halkaasoo godod laga qoday. Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maalmo ka hor dhex maray wada hadal khadka taleefanka, waxaana xiisada ka taagan xuduuda u saareen guddi, isla markaana isku afgartay in la hakiyo dhismaha darbiga ee ay xiisada ka dhalatay. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 28, 2018 Quote Share this post Link to post Share on other sites