Holac Posted March 27, 2018 The hurtful words of the idiot caused so much pain for so many. Mr. Bihi must fire him. Watch this proud sister get very emotional about the hurtful words of the minister. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 27, 2018 Nin dumar caayay waa nin hooyadii caayay xaal lama waydiiyo. Ilaahay ragga wuxuu u doortay inay ambiyo noqdaan dumarkana hooyooyinkood. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 27, 2018 instead of diverting , he should apologize and things move on. He should also recall this book which is fiction , Buugaas aflagaada uu ka qoray Halgamaa Sayid Mohamed, Ayaa danbi ka wayn ah, iyada oo aflagaada kula kacay isagoo hoos harsan beeshiisu sida hada u badantahay, meela kale haduu joogo uuna ku dheceen. Markaa buug maba is taahilo, buug markii horeba si caajis ah loo qoray oo feker badan la gelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 27, 2018 I agree, the Minister needs to resign and apologise. Also remove the book from circulation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 27, 2018 Muxuu ku maagay ma reer koonfur bay guursadeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 27, 2018 Gooni, Waxa meesha la isku haysta waa gabay suuqdi ah (ciyaala suuq), qof kii lagu sheegay inu tiriyay, gole ama fagaare ayu kaga dhaartay dad badan markhaati ka ahaayeen. Kolka gabay noocaas ah oo naaqus ah, ayu Wasiirku book 2012 qoray ku so daabacay oo waliba u asteeyay ninkii ka dhaartay. Kolka arinka meesha yaal maha gabay'ga suuqa, sabab gabayo badan oo qabiil walba lagu sheegay oo ka foolxun ayaa jira. Laakin meesha waxa la isku haysta qof magac leh inu misaan siiyo gabay daciifa. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 27, 2018 Mahad-sanid suldaan Sidaad u sheegtay hadday arintu tahay waa khalad asaga ku kooban sixiddiisana uu awoodo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted March 27, 2018 Gooni arrintu way kaa horeysay. Nin qurbajoog ah ayaa Sheekadii reerkoodu ku haasaawi jireen ayuu tariikh ka dhigay oo buug qoray. Waxa uu ciwaan u dhigay, " Sayidku ma sheekh buu ahaa" wax kasta oo uu qalad galay ama ilduufay Sayidku ayaa lagu soo ururiyey. Waxase uu kala garan waayey Sayidka iyo Hablaha Hargeisa. Hablahani waxay ka soo jeedaan dadkii hadalka ingriisku uga hadhay. The jeegaan as usual never fires their own stooges despite the mounting pressure from the honourable women of Hargeisa. He got caught of his garbage books masquerading as history and should have been fired weeks ago. Bal idinku dhegeysta Macalin Bedel iyo luuqada wanaagsan ee uu ku hadlayo. Waa Ragaas ragga Soomalidu rabto in ay la midowda, ma ahan " Muuse Abaar" iyo kuwa naxliga iyo nacabyku buuxiyey. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2018 Didn't Muuse Bixi himself insult his mother decades back (his mum is from south Hargeisa). Marka waxas dhaqan bay uu leyihin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 28, 2018 Just now, Saalax said: Didn't Muuse Bixi himself insult his mother decades back (his mum is from south Hargeisa). Marka waxas dhaqan bay uu leyihin. Don't just pull it from your backend, give source. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2018 1 minute ago, Suldaanka said: Don't just pull it from your backend, give source. Everyone knows during the civil war he called his mum the M*g*n word. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 28, 2018 2 minutes ago, Saalax said: Everyone knows during the civil war he called his mum the M*g*n word. Everyone knows that you are the last person to be taken seriously. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2018 1 minute ago, Suldaanka said: Everyone knows that you are the last person to be taken seriously. Calm down junior Faysal Ali Waraabe. Saalax a man from Ceel Afweyn doesn't care about what Jeegaan workers think. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 28, 2018 2 hours ago, Saalax said: Calm down junior Faysal Ali Waraabe. Saalax doesn't care about what Jeegaan workers think. Jeegaantu maskaxdii ayay kaa wareerisay. All the things I post here I can back it with a face to face meeting. Can you? My offer still stand. Quote Share this post Link to post Share on other sites