Deeq A. Posted March 26, 2018 Iyada oo bulshada Soomaaliyeed ay dhagaha u taageyso nooca doorasho ee dalka ka dhici-doonta 2020-ka iyo shirka 28-ka ka bishan ka dhici-doona magaalada Baydhabo ee lagu shaacin-doono nooca doorasho ee lagu heshiiyay ayet Caasimada Online si horudhac ah u ogaatay nooca doorasho. Kadib, wada-tashi muddo dheer qaatay oo madaxda dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada ay qeyb ka yihiin iyo guddiyo kala duwan oo arrinkan loo saaray waxaa ay talo isugu soo biyo-shubatay in nooca ugu habboon ee Soomaaliya doorasho ku geli-karto 2020-ka uu noqon-doono Nidaamka PR ama proportional representation. Nidaamkan waxaa la sheegayaa in uu ku wanaagsan yahay arrimo badan oo Soomaalida muhiim u ah sida: Saami qeybsi, Metelaada dadka laga tirada badanyahay iyo Dumarka oo ay u fududaato in la doorto. Hadaba, Noocan doorasho ee Nidaamka PR ama proportional representation muxuu ku wanaagsan yahay muxeysa ku xun tahay, Faah-faahinta daqiiqado kadib kala soco, Caasimada Online Share this post Link to post Share on other sites