Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddigii Aqalka sare ee loo xilsaaray khilaafka barlamaanka oo soo saaray baaq labaad oo ku saabsan mooshinka Jawaari.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray baaq labaad oo ku aadan xallinta khilaafka ka dhex taagan golaha shacabka ayaa ku talliyay in ay lama huraan tahay in la qabto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, iyadoo loogu baaqay xildhibaanada inay u midoobaan gudashada waajibaadka dastuuriga ee maareynta mooshinka.

29541790_1445967612192741_2720681357301629542628_1445967615526074_78945378398893

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this