Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo gebi ahaanba joojisay wada-hadalkii Xukuumadda Federaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Muuse-Biixi.jpg?resize=696%2C464Somaliland ayaa sheegtay in ay gebi ahaanba joojisay Wada-hadalkii ay kula jirtay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay weerar ku soo qaadday maamulkiisa,sidaasi darteedna uu joojiyay wada-hadalkii la qorsheeyay 19-kii bishaan Maarso.

Muuse Biixi fahfaahin kama bixin weerarka ay soo qaadday Xukuumadda Soomaaliya,balse wuxuu tilmaamay in Somaliland aysan marnaba wax ka dhisan Xukuumadihii is-xigay ee Soomaaliya soo maray burburkii kadib.

Halkaan ka daawo Biixi.

PUNTLAND POST

The post Somaliland oo gebi ahaanba joojisay wada-hadalkii Xukuumadda Federaalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this