Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xubno Al-shabaab ah Xukun kuriday

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxkamada cidamada Qalabka sida ee dowladda Fadalaarka  Soomaaliya ayaa maanta Axad ah waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday rag lagu soo eedeyey  inay farsamayn jireen Qaraxyada laga Fuliyo Caasimada dalka Soomaaliya iyo qaybo ka mid ah Gobolada dalka.
Ragan ayaa Maxkamada ka hor qirtay in ay falkan ku lug lahaayeen  kana tirsanaayeen kooxda Al-shabaab .

Eedaysanayaashan oo gaaraya ilaa iyo 3 qof  ayaa lagu kala xukumay Xabsi Daa,in ah min 10 sano oo xabsi Ciidan ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Xukunka Maxkamada ku dhawaaqay.

Halkan ka dhagayso.

      140508_002 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this