Deeq A. Posted March 25, 2018 Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa gunadii bilaha ahayd ka joojisay sagaal ka mid ah wakiilada dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland. Qoraal uu wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire u kala diray wakiiladan oo aan saxaafadda loogu tallo gelin balse uu Geeska Afrika helay nuqul ka mid ah, ayaa wuxuu guno joojinta ku sababeeyay wakiilada oo aan xafiisyo lahayn. Qoraalkan oo uu Wasiir Sacad Cali Shire, ogaysiin nuqul ka mid ah ku siiyay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kuna taariikhaysan 21 March 2018, ayaa u qornaa sidan “Markii qiimayn lagu sameeyay wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ee dibadaha, markii la tixgeliyay istaraatajiyada cusub ee wasaaradda ee aqoonsi raadinta, markii la eegay miisaaniyadda wasaaradda waxa la go’aansaday in gunooyinkii la siin jiray wakiilada aan xafiisyada lahayn la joojiyo. Sanduuqna loo sameeyo laga maalgeliyo hawlaha la xidhiidha aqoonsiga, wakiilkuna uu dalab soo gudbiyo kharashka ku baxaya hawl qabadkiisa, sida xaflad, socdaal, olole, xus, kulan iyo wixii la mid ah. Sidaas darteed waxa laga codsanayaa wakiilada inay soo gudbiyaan qorshe hawleed iyo kharashka ku baxaya hawl walba.” Wakiilada uu wasiir Sacad Cali Shire, qoraalka ku socodsiiyay oo u badan kuwo uu Madaxweyne Siilaanyo magacaabay ayaa kala ah: Waakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Norway Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Faransiiska Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Turkiga Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Kanada Wakiilka wareega (ambassador at large) Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Ireland Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Sucuudiga Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalalka Cumaan iyo Kuwait Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland ee Koonfurta Suudaan Qaran News Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 25, 2018 It was about time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 25, 2018 niyoow I expected this since the jeegaan enclave is broke to the bone. every political analyist could foresee this coming. there is no money at all niyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 26, 2018 41 minutes ago, Mooge said: niyoow I expected this since the jeegaan enclave is broke to the bone. every political analyist could foresee this coming. there is no money at all niyoow. kkkk Redundancy is a normal process in any organisation be it private, public or gov't. But talk about Puntland, employing people and not giving their due payments that they worked so hard for?? No wonder they storm the banks and take hostage the clerks every now and then. Having said that, there is no money issue in Hargeisa. In fact, the budget that is currently infront of the Parliament includes close to $100 million USD just for Development program. That is bigger than the whole of Puntland budget together. Again, in the coming bugdet the security takes the biggest slice of the cake which stands at 150 million dollars. More details coming in the next few days. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted March 26, 2018 1 hour ago, Mooge said: niyoow I expected this since the jeegaan enclave is broke to the bone. every political analyist could foresee this coming. there is no money at all niyoow. lol. Mooge, Muse got big cash man. His pockets have never been fuller thanks to DP World. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 26, 2018 4 hours ago, Suldaanka said: kkkk Redundancy is a normal process in any organisation be it private, public or gov't. But talk about Puntland, employing people and not giving their due payments that they worked so hard for?? No wonder they storm the banks and take hostage the clerks every now and then. Having said that, there is no money issue in Hargeisa. In fact, the budget that is currently infront of the Parliament includes close to $100 million USD just for Development program. That is bigger than the whole of Puntland budget together. Again, in the coming bugdet the security takes the biggest slice of the cake which stands at 150 million dollars. More details coming in the next few days. were you on the list? Adi iyo Kuwa halka nagu wareershay waa laga nasan. are you appealing your case? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted March 26, 2018 @Oodweynehas been wakiil on the internet for many years and that did not bring recognition. Muse is right to cut off payments. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 26, 2018 2 hours ago, maakhiri1 said: were you on the list? Adi iyo Kuwa halka nagu wareershay waa laga nasan. are you appealing your case? I was spared. Wali waa iiso dhacdaa kuruska yar. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted March 26, 2018 This seems to clarify what the changes are to the Ministry of Foreign Affairs. Quote Share this post Link to post Share on other sites