Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso ) Maamulka iyo Shacabka Degmada Buursaalax Oo bilaabaya Olole Nadaafadeed Oo looga hortagayo Goobaha ay biyu Fariistaan

Recommended Posts

Deeq A.   

iyadoo Roobabkii Gu,gga ay ka da,een Degmada  Buursaalax ee Gobolka Mudug iyo Tuulooyin badan oo hoosyimaada ayaa Maamulka Degmada waxa ay dadweynaha ugu baaqeen in maalinta Bari ah ay isugu soo baxaan barxada Magaalada si loo sameeyo Olole Nadaafadeed oo ay iska ka kaa shanayaan shacabka iyo Maamulka Degmada Buursaalax.

Ololahan ayaa waxaa looga goleeyahay sidii looga hortagi lahaa in ay Cuduro ka dilaacaan Goobaha ay biyuhu fariistan.

Maamulka ayaa sheegay inh ay soo dhawaynayaan dadka Reer Guraaga ah ee u soo naq raacaya  Degmada iyo iyo Tuulooyinka hoos yimaada oo ay ka da,een  Roobabkii Gu,gga .

Halkan ka dhagayso Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Buursaalax  Siciid C/Nuur.

      100505_002 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this