Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking— Taliyihii Ciidamada Booliska Ee dalka Masar Oo ka bad baaday Qarax Ismiidaamin ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naaga soo gaaraya dalka Masar  gaar ahaan Magaalada  Alexandria ayaa sheegaya in Qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay goor dhawayd  Magaaladaasi.

inta laxaqiijiyay Qaraxan ayaa waxaa ku dhintay  labo ruux oo  ka tirsan Ciidamada  Boolis ee dalka Masar  oo ku sugnaa  goobtii uu Qaraxa ka dhacay .

Wasiirka  Gaashaandhiga ee dalkaasi Masar ayaa Warbaahinta dowladda Masar usheegay in Qaraxan ujeedadiisa uu in lagu Qaarajiyo  Taliyaha Ciidamada Booliska ee Magaalada Alexandria Major General Mostafa al-Nemr ,balse  uU ka badbaaday Qaraxaasi.

Qaraxan ayaa  ku soo beegmaya  maalin uun ka hor markii la shaaciyay xiliga la qaban doon doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi Masar oo la sheegay in ay tahay maalinta Isniinta ah .

Ururka Daacish ayaa intabadan sheegta Qaraxyada lala beegsado  Ms,uuliyiinta Ciidamada dowladda iyo  Saldhigyada Milatari dalkaasi Masar.taliyihii.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this