Sign in to follow this  
Deeq A.

Breaking— Qalalaasihii Siyaasada Muqdusho oo Aqalka Sare gaaray, iyo Aqalka Sare oo Dalbaday Ciidan Ajnabi ah

Recommended Posts

Deeq A.   


86817111_breaking_image_large-3.png
Buuqa Siyaasadeed ee u dhexeeya Villa Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ayaa kusii fidey Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya,

Kulamadii ugu dambeeyey ee Aqalka sare yeeshay ayaa la ogaadey in Xuluumada Federaalku ay faragalin xoogan ku heysay.

Masuuliyiinta Aqalka Sare ayaa djowrjeer waxay Masuuliyiinta Xuluumada ay ka codsadeen iney faraha kala baxaan kulamada Aqalka sare tasoo aakhirkii gaartey in Masuuliyiinta Aqalka sare ay amaankooda u baqaan.

Aqalka sare wuxuu doorbbidey iney Dalbadaan Ciidan ilaaliya waxayna Maanta codsi u dirsadeen Wakiilka Qaramada Midoobry iyo Galiska Amisom waxayna ka dalbadeen in si deg deg ah loogusoo diro Ciidan ilaaliya dhismaha iyo Xubmaha Aqalka Sare ee Federaalka Soomaaliya,

Ciidanka Amisom waxay Todobaadkii hore ay la wareegeen Amaanka Baarlamaanka Fezeraalka Soomaaliya kadib markii amaanka Baarlamasnka uu farah ka baxay,

Puntlandi
Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this