Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SOO DHACYEEEEEY

Recommended Posts

Oolax so dhacaydheh,haba yaabaane hore uso gaadha, labadaa lixa dheh jamaliyada waar soo gaadhay, waar ka dhekada waynloow makunbaad wayday hadaad kun waydayna ma kaartaad wayday, barooga carta leh barta laga helo sowma barataan, lacaameeya ciil daraadii cawa yuu ledin, wa fayaanoo feriidkaa cuna wa bilaash qac markaad ka siisa indhaha waab kaa duulaaye mana wareertid mana waalatid naxariis (Mirqaan) waad kala wareegtaa!!! lol

 

 

60346_116060798451509_100001427682882_12

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waa yawmul duraaya diinkuna is fuula deriskaa maqla doobkii jiifoo kaalay daanka buuxso oo darbiyada jiifso hadaad dooneysana dahabo ugu yeero oo danabka ka goo daah uma baahnid mar hadaad dabamusbaar cuntid :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

JB, niyow soowdigan Jaadkii sharaftii ka qaaday ma'aha! waa maxay cawskan ingagay ee aad Jaadka dusha ka saartay :mad: Qaadwalle fiican ma tihid,,, :D

 

banana%20plants.JPG

 

Waa kan go'ii Shaalka ahaa ee Jaadka la huwin jiray,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ lool xasuuslee hanugu galin duqa!

 

 

"Waa yawmul duraaya diinkuna is fuula deriskaa maqla doobkii jiifoo kaalay daanka buuxso oo darbiyada jiifso hadaad dooneysana dahabo ugu yeero oo danabka ka goo daah uma baahnid mar hadaad dabamusbaar cuntid "

 

wax waalan loooool nuune I'm waiting in aad tusbax ka dhigtid alaabtaan nooh... wad !

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool sawirkaas aa ku bururtey yaah, ma iska jubboonee see camal waraa, mxaan wadaa hee meeshiiba MMA ayaa hobseyd noo dhigey :D

 

MMA :D:D what did you searched on Google, did you input Geerisheyn or Dabamusbaar mise dallac bilaash, dat is one of a hell picture widaaw.

 

 

PS: Labada gabdhood sawiro kale ayaan ku arkey(waan soo raadin), khaasatan tan gacantaada bidixda jirto ee midigta wax ugu xiranyihiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this