Sign in to follow this  
Tuujiye

The Show..

Recommended Posts

T: aloo yaa sidii golf ballkii ul ku dhufta!! naa kaalay yaa hada ku heysaa?

N: waraa naag danbe hadaa iigu yeertid indhaha aan candhuuf kaa tufaa walaahi..iskoronyo yahoo!!

T: ka soco.. yaa kugu haayo?

N: waad af xuntahay!!

T: ok... yaa kaa tirtiraayo?

N: ma sabuurad baan kuugula egahay?

T: balaar ahaan haa..laakiin dherer ahaa ABADAN!!

068.gif068.gif068.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Tuujiyee:

T: ok... yaa kaa tirtiraayo?

 

T: waraa MMA, mar danbe saas ha iigaga nixin faankuulo yahoo!! shaatiga aan usoo xirtay bajaqdaan wili bajaq kale ma usoo xiran nooh..bacda showga aan ka fikiraaye in aan ku casheeyo..asbax cagaar yahoo!!!

It is official adi segs furustaraato aa ku haayo...Wax lee ka tirtiraa, iyo ma iska tirtirnaa lee kujirtaa...Borkariyo kalkalyooni waaxid...Soco...

 

As for the SHOW, this segment was B-O-R-I-N-G!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

General L O Z, adiga marna ma tagtay show ga tuujiyye? Mise waad iska laaluushtay waxa?

 

Wiilashaan adeerada u ahaa wax kan usoo baxa waayey. Waxaan maqli jirey adeerkay oo ku ducaysta allow wax naarta naga xigsada hannoo waayin :D !

 

Bishaaro reer magaal waaye labo berri wax masoo dhejinayso then markii threadka a few pages move gareeyo ay soo noqonnee acting like nothing really happened...blve me i know her plans :D !

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ War dadkii uu ku bilaabay ayaan ku jiray...laakiin waagaas MOD ma ahayn..haddese xidigahaa igu taxan :D

 

Cheers

 

PS: Bishaaro midkaan kabaheeda sookal ay la dhici doontaa ka dibna qaniinyo ayaa sugayso!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

^ War iga aamus adna.

 

Originally posted by Kool_Kat:

quote:Originally posted by Tuujiyee:

T: ok... yaa kaa tirtiraayo?

 

T: waraa MMA, mar danbe saas ha iigaga nixin faankuulo yahoo!! shaatiga aan usoo xirtay bajaqdaan wili bajaq kale ma usoo xiran nooh..bacda showga aan ka fikiraaye in aan ku casheeyo..asbax cagaar yahoo!!!

It is official adi segs furustaraato aa ku haayo...Wax lee ka tirtiraa, iyo ma iska tirtirnaa lee kujirtaa...Borkariyo kalkalyooni waaxid...Soco...

 

As for the SHOW, this segment was B-O-R-I-N-G!!!
And there you have it folks! A guy who fancies wiping SOL women dry with his Cali Falaax! redface.gif

 

Tell you what, Mr. I know of a great maniquin store where you can buy just &^%$# fella! I have a feeling with that attitude of yours, those are going to be the ONLY kind of %$## you'll be wiping!! :rolleyes:

 

Nimaan shanta kaa celin aa la dhahay Admin kaama reebo. Waaga ha iii baryo, I am sooo going to buy a forklift to shove it up your backside. At least one end would stop blowing out xaar. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ar iga tag adigana, caawoodhan katarabiil iyo siisoow inaa soo wadatid aan sugaayay...War bax, fuleyehay...Mise badhidii weyneed baa galiweysay Bishaaro? :D**Still beats me waxaa Bishaaro ku keentay**

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

: Nepthy! balaayo aa ka dhici weysay!!!

N: Hi everyone (walks out with dirac foolxun oo see thru eh..)

T: War ileen balaayo!! waraa aaway MMA kaalay bajaq qalad eh maa jidka kasoo daftay oo Nepthy aa ii goosay? (Maya Maya Abaa!! Iyada naftirkeed waaye)

N: ahahaha waraa Tuujiye waa ku ceejinaa runtii hadii wax iga sheegtay!

T: naa kaalay masaan baad u ekeed ilaah aan kugu dhaarshee!!! !! oo ma saan baad nimanka SOL kuwada jeeb dhiitisay!!

N: Iyaaaaaaaah!! ehehe..you wish you had all this!!

T: naga tag geed yahee jacfaafufta eh!! gaabnaan badnidaa ma islaa shiinees naaskeedaa lagugu soo korshay!! Cuudu bilaah!!

N: ahaha kir waraan asbax yahoo!! adigana qaaliga iska dhigi jiray hadaan ogaan lahaa in aad u egtahay hindi sigaar loodiiday, pm dhan wiligee makuu soo diri laheen!!

T: ar ilaah baa iga kaa qabtay oo PM yadii qaabka darnaa iga indha tiray.. sacadaan wax kuusan oo aad u qabti juuni gees lagu tiiriye baan ka tirtiri lahaa ka waran!!

N: war bax waraa.. you know lots of men Died for all this (gets up and shakes her back)

T: naa bal naga fadhiiso!! cuudu bilaah!! mexee luxda..adiga dhan madax to kuunto to jilbo aaba isla dhaqaajineysaa!! waxa kili aad ku fiican tahay waxaan u qabaa in ee tahay taako baabuur..sidii dhagax kuusan!!

N: war bax geed yahoo aad u qabtid skoobe dhamaad ah!!

T: aloo yaa sidii golf ballkii ul ku dhufta!! naa kaalay yaa hada ku heysaa?

N: waraa naag danbe hadaa iigu yeertid indhaha aan candhuuf kaa tufaa walaahi..iskoronyo yahoo!!

T: ka soco.. yaa kugu haayo?

N: waad af xuntahay!!

T: ok... yaa kaa tirtiraayo?

N: ma sabuurad baan kuugula egahay?

T: balaar ahaan haa..laakiin dherer ahaa ABADAN!!

N: ahahah qumay waaxid!! war nimanka SOL dhan ma jiraan.. I found me a good man oo ii qalma!!

T: Let me guess, Legend of ZU..kaasna iskugu kiinma arki karo..asagana waa birta canjeerada oo dhulka ku malaasan.. waxaad iska dhashaan waa in miyuusiyam la dhigaa wale!!

N: ahahaha! war kaas reer AUSiga ah oo gaaja heyso maxaan ka falaa..

T: Kalooba ninkuu yahay waa nin cajaa ib eh.. wax ala waxuu sameeyaba, haduu asturayo jilbahaas kuus kuusan waa nin rag ah!!

N: waraa waqti kuuma haayo bye!!

T: fiiri yaaqee..next time aa showgaan imaadid, digniin isii nooh.. dirac see thru aa soo xiranee iyo gorgorad dhamaad eh!! shiiidh.. adiga dhana waa isku jirtaa sidii cajiin rooti wili la fidin oo kale!! naga tag hana nasoo marin mar danbe!!1

N: (gives the middle finger and runs away)

T: waraa MMA, mar danbe saas ha iigaga nixin faankuulo yahoo!! shaatiga aan usoo xirtay bajaqdaan wili bajaq kale ma usoo xiran nooh..bacda showga aan ka fikiraaye in aan ku casheeyo..asbax cagaar yahoo!!!

 

:D:D ......tuuj wara nephyst ceey kuma gaaridontid yaa joog kudhaho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

AR AAWAY TUUJIYE? Ani SHOWGAAN aan rabaa, kan soo celi! Kanaa nalalka hollywood kashidan yihiin, showga kale xoogaa faynuus aaka daaraan - mugdi mugdi nooh...Calaashaan mashidno...

 

Walee wacdaraa kadhacay meeshaan! Tuujiye pls kan soo celi!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ :D:D showyada hadee isku bataan waxaa la yiri maskax falluuq aa la qadaaa, Tuujiska is not even aware that he had this show, waa isku wareeray asi aa is wareeriyey wareer badanaa suu u lahaa uu luuq kasta show ka furey showgii uu audiencigiisa jooga xataa waa hilmaamay yarka digir aa caloosha xanuujisey suu u baduujinaayey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Digir ma'aha, walax kale suu u baduujinaayay waaye... ;) War iga tag, kan kale maba jiro...Waa iga dagi waayay...Kaaga daranee Kashafa uuba keenay, maanta dhan waaku qarxinaa iyo Somaliyaan xoreynaa ee sheeko ku dhamaatay...Meeshaan aa shineed...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

......................The Tuujiye Show.......................................

 

Hosted By ina baqti Lagde!!!

 

 

Produced By................. Admin and Ciyaalka Xaafada....

 

Warnin: This is not personal!!!!!! is all for fun....

 

Our Host Tuujiye aka Ina Baqti Lagde, will pick on anyone he likes....If you don't like it, well aaaaaaa well too BAAAAAAAAAAAAAAAAD!! you shouldn't join SOL.....

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

......................The Tuujiye Show.......................................

 

Hosted By ina baqti Lagde!!!

 

 

Warnin: This is not personal!!!!!! is all for fun....

 

Our Host Tuujiye aka Ina Baqti Lagde, will pick on anyone he likes....If you don't like it, well aaaaaaa well too BAAAAAAAAAAAAAAAAD!! you shouldn't join SOL.....

 

in this season we will have

 

A&T

BOB

C&H

NNC

SAYID

LAYZIE

AilaMOS

NGONGE

HAATU

 

 

Hosted by Tuujiye

Directed by MMA

Produced by Nuune

Sponsored by LST

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this