Deeq A. Posted March 23, 2018 Warar hadda soo gaaray WidhWidh Online ayaa waxay sheegayaan in ammar kasoo baxay wasaaradda amniga DFS lagu xiray saraakiil iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta Muqdisho. Xubnahan oo aan magacyadooda helin ayaa lasoo sheegayaa in lagu haysto arrin la xiriirta qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa hadda lagu xiray xarunta CID ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo su’aallo badan halkaasi lagu weydiinayo. Dhinaca kale waxaa la soo sheegayaa in afar dowladood ay qayb wayn ka yihiin qaska caadimada muqdisho. Waxaa hogaaminaya dowladda sucuudiga, Imaaraadka,Itoobiya,Kenya oo intaba dano gaar ah ka leh dalka Soomaliya. Dowladda dhexe ee Soomaliya ayaa maanta uun ku baraarugtay inaysan lahayn ciidamo sirdoon ah wahaba yaraateen. Halka dowlahadaas ay u joogaan gudaha Somaliya xataa ka ku jireen dowladda dhexe Soomaliya iyaga dhaxal ka dhigtay lacag yar oo la siiyi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 23, 2018 they took cash niyoow. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted March 23, 2018 Who is this deeq guy,,,ha Naga daayo newska uu website-yada ciyaalka xaafada uu kasoo xigto. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted March 23, 2018 2 hours ago, cadnaan1 said: Who is this deeq guy,,,ha Naga daayo newska uu website-yada ciyaalka xaafada uu kasoo xigto. I am with Candaan1 here, please DEEQ factcheck your news, before posting on this GREAT website! Quote Share this post Link to post Share on other sites