Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Xaliimo Yarey Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ” Doorashada Soomaaliya 2020ka Waxaa ku bixi doonta 129 milyan Oo Doolar

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudiga Doorashooyinka madaxa banaan ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in laga fakarayo qaabka ay noqonayso Doorashada Soomaaliya ka dhici doonta  sanadka 2020ka.

Gudiga Doorashooyinka ayaa sheegay in nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa lagaga dhawaaqi doono dhawaan shirka ka furmi doona Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka bay.

Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka  Madaxa banaan ee dalka Soomaaliya Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in doorashadaasi ay ku bixi doonto sidookale lacag gaaraysa 129 milyan Oo doolarka Maraykanka ah .

Waxa ay sheegtay Xaliimo Yare in sanadkan 2018 uu uyahay sanad  Gogol xaar badan ay samayn doonaan Gudiga , iyadoo 2019 kana loo gudbi doon in la qabto doorashada.

Halkan kam dhagayso .

      Xaliimo yarey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this