Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegeyso)-Dalladda PUNSA oo war-Saxaafadeed kasoo saartay xaalada xuquuqul aadanaha Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalladda ururada aan dowladiga ahayn Puntland ee PUNSA iyo Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland ayaa maantay Magaalada Garoowe kusoo gabogabeeyey shir soconayey mudo labo maalmood ah.

Shirkaan ayaa mudadii labada maalmood ahayd ee uu socday waxaa looga doodayey xaalada xuquuqul aadanaha Puntland,iyadoo ka qaybgalayaashii ay iswaydaarsadeen dodo iyo xogo ku saabsan xaalada Xuquul aadanaha Puntlandd.

Gabogabadii shirkaan ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ka koobnaa dhowr qodob waxaana Saxaafada u akhriyey Siciid Cawad Guuleed oo kamid ah ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland.

Halkaan ka dhegeyso Warsaxaafadeedka.

      110416_001 - My Recording

Daawo Sawirro.

IMG_0516.jpg IMG_0517.jpg IMG_0518.jpg IMG_0519.jpg IMG_0520.jpg IMG_0521-1.jpg IMG_0522-1.jpg IMG_0523-1.jpg IMG_0524.jpg IMG_0526.jpg IMG_0527.jpg IMG_0528.jpg IMG_0529.jpg IMG_0530.jpg IMG_0532.jpg IMG_0534.jpg IMG_0535.jpg IMG_0536.jpg IMG_0537.jpg IMG_0539.jpg IMG_0541.jpg IMG_0542-1.jpg IMG_0544-1.jpg IMG_0545.jpg IMG_0546.jpg IMG_0548.jpg IMG_0551.jpg IMG_0553-1.jpg IMG_0555.jpg IMG_0556-1.jpg IMG_0559-1.jpg IMG_0560-1.jpg IMG_0568.jpg IMG_0571.jpg IMG_0575.jpg IMG_0576.jpg IMG_0577.jpg

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this