Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobkii Gu,ga oo ka Curtay Qaybo kamid ah Gobolada Mudugu iyo Nugaal

Recommended Posts

Deeq A.   

Deegaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Nugaa oo mudooyinkii udambeeyay laga soo sheegayay Abaar saameen ku yeelatay dadka iyo duunyada ayaa Xalay ilaa iyo Saaka waxaa ka da,ay Roob ay dadka iyo duunyaduba ay ku qabowsadeen .

 

Deegaanada ay Roobabaka Guga ay ka da,een ayaa waxaa kamid ah Tuulooyin hoos yimaada Degmooyinka Burtinle iyo Jariib oo ka kala tirsan Mug iyo Nugaal.

 

Sidookale Wararka uu helayo Warsidaha Puntlandi.com ayaa sheegaya in  Roobkaasi sidookale uu ka da,ay Magaalooyinka Jariiban, Bali busle, Mayle, iyo Tuulooyinkale oo badan oo  deegaanadaasi ka tirsan  .

 

Meelaha ay Roobka ka da,ay ayaa mudooyinkii udambeeyay waxaa laga soo sheegayay Abaar xoogan ,taas oo sababtay in dadkii ku noolaa deegaanadaasi ay soo galaan Magaalooyinka waawayn ee Goboladaasi Mudug iyo Nugaal.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this