Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Dowladda Oo ka Hadashay khasaarihii ka dhashay Qarxii Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladada Soomaaliya ayaa ka hadashay Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Weheliye.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya C/casiis Xildhibaan oo Warbaahinta kula hadlay  Goobtii uu Qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in Qaraxan ay ku dhinteen 14 oo shacab ah , waxa uu sheegay in ay fuliyeen Argagixisada Al-shabaab .

Halkan ka dawo .

2-91.jpg 4-68.jpg 5-51.jpg 6-40.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this