Deeq A.

Pictures: To stop progress of government, now the street cleaners are poisoned

Recommended Posts

Deeq A.   

Uguyaraan ilaa iyo 11l haween ah oo kamid ah dumarka ka shaqeeya Nadaafada ee Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu sumeeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Dumarkan oo kuguda jiray shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa  ayaa waxaa lagu soo waramayaa in nin watay gaari nooca raaxada ah ee ay Soomaalida utaqaano NOHA uu sun ku buufiyay dabadeedna uu goobta isaga baxsaday sida ay xaqijiiyee dad goob jooga yaal ah .

 

Haweenkan ayaa xaaladooda Caafimad waxaa lagula tacaalayaa Isbitaalada kuyaala Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku booqdeen eheladooda .

Dhaqaatiirta ayaa sheegay in Afar kamid ah haweenkan ay xaaladooda ay aad uliidato.

Waa dhacdo ku cusub Soomaaliya in nin inta uu gaari soo qaato uu sun ku buufiyo dumarka ka shaqeeya goobaha nadaafada ee dowladda.

Ha,adaha dambi baarista  ayaa gaaray goobaha Caafimaadka ee ladhigay Haweenkaasi la sumeeyay si ay u ogaadaan suntay waxa loo isticmaalay .

1-92.jpg 2-88.jpg 3-77.jpg

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It is amazing the length people would go to benefit from anarchy and lawlessness. An entire generation is lost. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

If the cleaners are hired direct by the municipality could be Shabab

If the cleaners are working for this contractor or that contractor could be mafia competition

Very sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.