Deeq A. Posted March 22, 2018 Uguyaraan ilaa iyo 11l haween ah oo kamid ah dumarka ka shaqeeya Nadaafada ee Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu sumeeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Dumarkan oo kuguda jiray shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa ayaa waxaa lagu soo waramayaa in nin watay gaari nooca raaxada ah ee ay Soomaalida utaqaano NOHA uu sun ku buufiyay dabadeedna uu goobta isaga baxsaday sida ay xaqijiiyee dad goob jooga yaal ah . Haweenkan ayaa xaaladooda Caafimad waxaa lagula tacaalayaa Isbitaalada kuyaala Magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku booqdeen eheladooda . Dhaqaatiirta ayaa sheegay in Afar kamid ah haweenkan ay xaaladooda ay aad uliidato. Waa dhacdo ku cusub Soomaaliya in nin inta uu gaari soo qaato uu sun ku buufiyo dumarka ka shaqeeya goobaha nadaafada ee dowladda. Ha,adaha dambi baarista ayaa gaaray goobaha Caafimaadka ee ladhigay Haweenkaasi la sumeeyay si ay u ogaadaan suntay waxa loo isticmaalay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted March 22, 2018 Waa dowlad diidka oo taageero kahelaya shisheeye. Dad baa dowlad la aan raba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 22, 2018 It is amazing the length people would go to benefit from anarchy and lawlessness. An entire generation is lost. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted March 22, 2018 If the cleaners are hired direct by the municipality could be Shabab If the cleaners are working for this contractor or that contractor could be mafia competition Very sad. Quote Share this post Link to post Share on other sites