Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Madaxweyne Farmaajo “Waxaaa naga Go’an In Al Shabaab aan ka Saarno Dalka Oo idil

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay markasta ka go,antahay in Al-shabaab laga saaro Gobolada ay gacanta kuhayaan.

Waxa uu sheegay in Al-shabaab oo laga adkaado ay Aasaas iyo gundhig unoqon karto oo kaliya in la helo Ciidankii Qalabka siday ee Soomaaliya lana soo celiyo haybadii ay Ciidamada lahaayeen.

Waxa uu sheegay in ay ku qasban yihiin in dalkan ay dib ugu soo celiyaan gacanta shacabka Soomaaliyeed .

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay balan ku qaaday Xukuumadiisa  in dalkan aysan ka talin doonin Al-shabaab .

Halkan ka dhagayso.

      Madaxweyne Farmaajo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this