Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadani oo kalsoonidii kala noqday guddiga doorashooyinka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Waddani ayaa Kalsoonidii kala noqday guddiga doorashooyinka Somaliland, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu ku guul daraystay inuu dhex dhexaad unoqdo xisbiyada ku loolamaya siyaasada maamulka Somaliland.

Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen ayay ku dalbadeen in guud ahaanba guddigaan la kala diro lanasoo dhiso guddi kale oo cadaalad ugu shaqeeya xisbiyada Somaliland, waxayna sheegeen doorashooyinki ugu dambeeyay inay ahaayeen wax aan lagu tilmaami karin doorasho.

Waxa kale oo ay sheegeen  in ay soo bandhigidoonaan khaladaad ay sheegeen inuu guddigu galay xilligii Doorashadii Madaxtooyada.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this