Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Dalkeygoow

Recommended Posts

Legends

hees daljecel oo qiiro iyo qaayo leh.

 

Heesta ay ku luuqeyso boqoradii iyo feynuustii fanka ee Faadumo Qaasin Hilowle, ereyadii Cabdi Muxumed Amiin.

 

Fanaaniinta ugu caansan ayaa la qaadaayo Faadumo Qaasin, kamid ah Xasan Aaden Samatar, Xaliimo Khaliif Magool, Axmed Naaji, Hibo Nuura, C/qaadir Jubba...

 

Seeing them getting too emotional [who won't?], especially Magool, who silently weeps. Oh. Eebba ha u naxariisto Magool -- aamiin.

-------------

 

Dushaadu waa barwaaqee, dalkeygoow

Dabeeshaadu wey udgoontahee, dalkeygoow

Dalxiis kaagama imaaninee, dalkeygoow

Meel aan kugu doorsanaayaa

Miyey dunidaba ku taalaa, dalkeygoow

 

In aan dibadaha wareego

In aan dawarsado shisheeyaha

...

 

Markii nabad la isku diiday, dalkeygoow

Duqowdii la dhaafi waaye, dalkeygoow

...

 

Somalia.gifSomalia.gifSomalia.gif

-----------

 

I couldn't finish completely the other lines, qaxooti yo duul duul wareeg ku saabsan. If you can add and complete the missed lines, ku dar, baliis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

ereyadii Cabdi Muxumed Amiin.

Incorrect. The product of a close family relative, the former ambassador to France Danjire Maxamed Siciid Samatar (Gacaliye).

 

gacliye2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ You are wrong sxb, it is Muxumed Amiin, check your sources.

 

That video was from shirkii dib u heshisiinta Soomaaliya in Addis Ababa in 1993 right after qixii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Ok why is that the four women are sharing only two mics and each of the guys has one? Hmmm...I AM JUST KIDDING, even though that's what I've noticed at first...

 

MMA, very moving indeed...Thnx..Alla wadankeenii quruxda badnaa hanoo hagaajiyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ Qalbi jileeca badan ma fiicno, but that hees, in dat video is a moving one, it makes ur heart read da numbers 1 2 and 3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

This thread is going to turn into a copyright battle :D . Yaa alifay heesta, 'nin inaga ah' maya 'mid inaga ah buu ahaa'. War maya labadiinuba waad khaldan tihiin 'mid reer kale ayuu ahaa' smile.gif .

 

Anyway, heestu waa ay macaan tahay, anna intaa ayaanba ku jecladeey heesta. Macnaha waa illaa uu mid reerkayaga ah hees inoo alifo :D .

 

Lol@Kool. You first noticed the gender equality and then the emotional qualities of the song. Right on girl - stay sharp and focus on equal opportunity smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^That's me, why not? Soon as aan arkay four women aa laba mic madaxa usoo taaganooyo I was like HELL TO THE NOL!!!

 

As for qofka soo alifay, as J11 said, kuligiinbo waa qaldan tihiin...Koo reeraheena ah aa soo alifay, Jamac Ali Jalaqow Faarax Coloow...Wah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

^^^ You are wrong sxb, it is
Muxumed Amiin
, check your sources.

 

That video was from shirkii dib u heshisiinta Soomaaliya in
Addis Ababa
in
1993
right after qixii.

Nuune, bililiqadii heer maanta waxee mareysaa xataa suugaantii la isku bililiqeysto. :D Xishood ma jiro.

 

Heestaan oo caanka ah, Soomaali dhan wada taqaano, haddana in la bililiqeysto la rabaa, because of tolnimo or whatnot.

 

Adisababa inay meesha tahay waa ogaa, but ma rabin inaa sheego because it is shame, heesta meesha lagu qaadaayo iyo heesta daljecelnimada see u tahay. Laakin waagaas Sanaawi hawla kale uu ku mashquulsanaa, oo Soomaaliya dhex dhexaad ka ahaa afaaraheeda. Many say shirkaas ayuu ku ogaaday some Soomaalis' true mentality, inay qabyaalad qurunkeeda caabudaan.

 

MMA and Nuune, you guys are both wrong. Gacaliye Ayaa Heestaas alifey. I know this for fact.

Ariirka, a simple google could have helped you, nonetheless here are the sources: I and II.

 

The first source is on aftahan.org, a site dedicated to Soomaali literature.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this