Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 2, 2007 Legends hees daljecel oo qiiro iyo qaayo leh. Heesta ay ku luuqeyso boqoradii iyo feynuustii fanka ee Faadumo Qaasin Hilowle, ereyadii Cabdi Muxumed Amiin. Fanaaniinta ugu caansan ayaa la qaadaayo Faadumo Qaasin, kamid ah Xasan Aaden Samatar, Xaliimo Khaliif Magool, Axmed Naaji, Hibo Nuura, C/qaadir Jubba... Seeing them getting too emotional [who won't?], especially Magool, who silently weeps. Oh. Eebba ha u naxariisto Magool -- aamiin. ------------- Dushaadu waa barwaaqee, dalkeygoow Dabeeshaadu wey udgoontahee, dalkeygoow Dalxiis kaagama imaaninee, dalkeygoow Meel aan kugu doorsanaayaa Miyey dunidaba ku taalaa, dalkeygoow In aan dibadaha wareego In aan dawarsado shisheeyaha ... Markii nabad la isku diiday, dalkeygoow Duqowdii la dhaafi waaye, dalkeygoow ... ----------- I couldn't finish completely the other lines, qaxooti yo duul duul wareeg ku saabsan. If you can add and complete the missed lines, ku dar, baliis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted December 2, 2007 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: ereyadii Cabdi Muxumed Amiin. Incorrect. The product of a close family relative, the former ambassador to France Danjire Maxamed Siciid Samatar (Gacaliye). Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 2, 2007 ^^^ You are wrong sxb, it is Muxumed Amiin, check your sources. That video was from shirkii dib u heshisiinta Soomaaliya in Addis Ababa in 1993 right after qixii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 2, 2007 Ok why is that the four women are sharing only two mics and each of the guys has one? Hmmm...I AM JUST KIDDING, even though that's what I've noticed at first... MMA, very moving indeed...Thnx..Alla wadankeenii quruxda badnaa hanoo hagaajiyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 2, 2007 ^^^^ Qalbi jileeca badan ma fiicno, but that hees, in dat video is a moving one, it makes ur heart read da numbers 1 2 and 3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 2, 2007 ^Qalbi jileec is my middle name, Kool_Qalbi_Jileec_Kat!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2007 The hees is boring ,,,,,,,,,, i would appreciate if that is seen in action. Hees uun baa inaga soo hadhay miyaa ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2007 How about this ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 2, 2007 Sidaasoo kele ha la yeelo soomaaliyeeeeeey ,, ha laga dhabeeyo heesaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted December 3, 2007 MMA and Nuune, you guys are both wrong. Gacaliye Ayaa Heestaas alifey. I know this for fact. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 3, 2007 This thread is going to turn into a copyright battle . Yaa alifay heesta, 'nin inaga ah' maya 'mid inaga ah buu ahaa'. War maya labadiinuba waad khaldan tihiin 'mid reer kale ayuu ahaa' . Anyway, heestu waa ay macaan tahay, anna intaa ayaanba ku jecladeey heesta. Macnaha waa illaa uu mid reerkayaga ah hees inoo alifo . Lol@Kool. You first noticed the gender equality and then the emotional qualities of the song. Right on girl - stay sharp and focus on equal opportunity . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted December 3, 2007 ^That's me, why not? Soon as aan arkay four women aa laba mic madaxa usoo taaganooyo I was like HELL TO THE NOL!!! As for qofka soo alifay, as J11 said, kuligiinbo waa qaldan tihiin...Koo reeraheena ah aa soo alifay, Jamac Ali Jalaqow Faarax Coloow...Wah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 3, 2007 Waad waalan tihiin ,,,,,, Heesta anigaa allifay berigii aan xamar joogay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 4, 2007 Originally posted by nuune: ^^^ You are wrong sxb, it is Muxumed Amiin , check your sources. That video was from shirkii dib u heshisiinta Soomaaliya in Addis Ababa in 1993 right after qixii. Nuune, bililiqadii heer maanta waxee mareysaa xataa suugaantii la isku bililiqeysto. Xishood ma jiro. Heestaan oo caanka ah, Soomaali dhan wada taqaano, haddana in la bililiqeysto la rabaa, because of tolnimo or whatnot. Adisababa inay meesha tahay waa ogaa, but ma rabin inaa sheego because it is shame, heesta meesha lagu qaadaayo iyo heesta daljecelnimada see u tahay. Laakin waagaas Sanaawi hawla kale uu ku mashquulsanaa, oo Soomaaliya dhex dhexaad ka ahaa afaaraheeda. Many say shirkaas ayuu ku ogaaday some Soomaalis' true mentality, inay qabyaalad qurunkeeda caabudaan. MMA and Nuune, you guys are both wrong. Gacaliye Ayaa Heestaas alifey. I know this for fact. Ariirka, a simple google could have helped you, nonetheless here are the sources: I and II. The first source is on aftahan.org, a site dedicated to Soomaali literature. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted December 4, 2007 Kuusha, adiga afarta isla taagan ma taqaanaa horta? Magool iyo Hibo Nuura waa kaseysaa koley, ee labada kale dhexdooda u dhaxeeyo sheeg wir. Caan ee ahayeen, oo hoballada Waaberi kula jiri jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites